Dowladda Ethiopia ayaa maanta sheegtay inay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda TPLF u magacowday madaxa dowladda ku-meel gaarka ah ee gobolka Tigray kadib heshiiskii soo afjaray laba sano oo dagaal qaraar ah.
Day: March 23, 2023
Dowladda oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jubaland ay ku dishay 23 Al-Shabaab ah
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Danab ee xoogga dalka iyo kuwa Nabad-sugidda Jubaland oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose ayaa lagu dilay 23 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida qortay warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya.
Dowladda Imaaraadka oo gaadiid dagaal ku wareejisay Maamulka Jubbaland
Dowladda isku tagga Imaaraadka Carabta ayaa gaadiid badan oo nooca dagaalka ah gaar ahaan kuwa loo yaqaano Cabdi Bile iyo hub ku wareejisay dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana gaadiidkan laga dejiyay magaalada Kismaayo.
Wiil Soomaali ah oo lagu toogtay magaalada Toronto ee dalka Canada
Weerarkan ayaa waxaa waxaa sidoo kale lagu dhaawacay laba qof oo marxuumka la socotay, walow aysan boolisku shaacin halka ay asal ahaan kasoo jeedaan.
Digniino laga soo saartay Roobab dabaylo oo ka da’i kara Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ayaa soo saartay digniino ku aadan curashada Roobka Gu’a Digniinta Hay’ddan ayaa ka danbaysay ka dib markii qeybo ka mid ah gobollada dalka ka da’ay roob xoogan oo biyo dhigay meelo badan oo goboladaas ah. Hey’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in todobaadka soo aadan laga yaabo in Roobab...
Muhiim ma tahay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan u jeedkiisu ahaa maaraynya hubka iyo rasaasta iyo halka ay marayso qorshaha ah in Soomaaliya laga qaado cuna- qabataynta. Waxaa laga sheegay gaba- gabada shirkan la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista Cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya taas oo soo martay heerar kala duwan. Lataliyaha...
Raxanreeb : Bisha barakeysan ee Ramadaan oo lasoo dhaweeyay
Muqdisho (Raxanreeb ) Ramadaan waa bisha sagaalaad ee sanadka Islaamka, waa bisha ugu fadliga badan, waa bisha min waberi ilaa qorrax dhac ay Muslimiintu ka Soomaan cunista, cabidda sidoo kale ficillo soomka burinya. Waa xilli nafta la xakamaynaayo, muslimiintu waxay hiigsanayaan cibaado iyo xiriir adag inay la yeeshaan Alle, waxayna tan ku sameeyaan sida ugu...
Dowladda maxay ku aragtay waddooyinka Muqdisho oo ciidan lagu daadiyay ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay sameeyay howlgalo ka duwan kuwii hore ka dib markii kooxda Al- Shabaab dhawr hoobiyaal ay ku garaaceen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa gaaf – wareegayay ciidamo fara badan oo isugu jir boolis iyo Nabad sugid kuwaas oo ka feejignaan weerar ka...
Miyaa la mari karaa wadada isku xirta Muqdisho & Jalalaqsi ?
Jalalaqsi (Raxanreeb ) Ciidamo aad u – fara badan oo ka baxay magaalada Muqdisho iyaga oo wata gadiidka dagaalka ayaa gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ciidankan oo ay abaabuleen xildhibaano ka tirsan Barlamaanka ayaa lagu sheegay in ujeedka ay halkaas ay u gaareen ay tahay in ay ka qayb qaataan howlgalka ka dhanka ah...