Day: March 11, 2023

Home » Archives for March 11, 2023
Shirka madasha wada-tashiga Qaran oo ka furmaya Baydhabo
Post

Shirka madasha wada-tashiga Qaran oo ka furmaya Baydhabo

Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee madaxda maamul goboleedyada. Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa , sii amba-qaada qorshaha wada- shaqaynta Dowladda Federaalka iyo maamul- goboleedyada iyo dhamaystirka shirarkii madasha. ‘’14 bishaan ayuu dhacayaa shirka madasha watashiga Qaran ajandayaal waa weyn ayaana looga...

Qof kasta oo Soomaali ah waxaa uu noqonayaa mid aqoonsi leh.
Post

Qof kasta oo Soomaali ah waxaa uu noqonayaa mid aqoonsi leh.

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan oo ka dhigan in muwaadin kasta  ay waajib ku tahay qaadashada kaarka aqoonsiga (National ID), tanina ay noqonayso tallaabo wax weyn ka taraysa ;  xal u helidda dhibaatada garan-waaga, nabadgalyada, mucaamalaadka maaliyadeed, ganacsiga,...

Post

Beeluhu miyay dib u bilaabayaan howlgaladii ka socda Mudug ?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah Galmudug waxaa la xaqiijinayaa in markale ay ka bilowdeen in dib u bilowdo howlgaladii hakadka galay ee ka dhanka ahaa kooxda Al- Shabaab. Inkastoo aan la ogayn sababaha hakada howlgalada keenay , hadana waxaa loo aanaynayaa khilaaf ka jiray habka loo wajahayo iyo hoggaaninta dagaalka iyo howlgalada kooxda...

Post

Somaliland ”shilalka” gawaarida oo xargaha goystay

Gabilay (Raxanreeb ) Laba qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib shil gaari oo ka dhacay dhacay magaalada Gabilay ee Somaliland. Gaari dad shacab ah ay saarnayeen oo safar ahaa ayaa ku rogmay duleedka magaalada Gabilay  kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray dadka gaariga la socday. Dhaawacyada qaar...

Post

MUQDISHO : Al- Shabaab miyaa xiray goobihii lagu iibinayay maandooriyaha.

Muqdisho (Raxanreeb ) Inta badan waxaa la xaqiijinayaa in albaabada ay  u laaban yihiin goobo badan oo  caasimadda ah oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya. Goobo badan oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya ayaa la ogaaday in xilligan ay xiran yihiin , inkastoo ay  jiri karaan goobo si qarsoodi ah loogu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya....

Post

Magaalada Muqdisho oo lagu dhax dagaalamay & khasaare ka dhashay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo koox la rumaysan  yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa yimid markii  weerar  gaadma ah lagu qaaday bar kantarool oo ciidanka Dowladda ay  ku leeyihiin degmada Huriwaa sida ay sheegeen dadka...