Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa lagu waday in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka qabsooo shirka wada-tashiga Qaran . Shirkan ayaa la sheegay inuu u baaqday safar Madaxwaynaha Soomaaliya uu ku tagay Asmara iyo madaxda maamul goboleedyada oo safar galaya . Shirkan markii hore waxa diiday inuu ka qayb galo Madaxwaynaha...
Day: March 14, 2023
Madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlay xalka Laascanood
Hargaysa (Raxanreeb ) Markale ayuu Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu ka hadlay xaaladda xilligan ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in xukuumadiisa ay diyaar u tahay in xasilooni ay ka dhalato magaalada Laascanood , halkaas oo ay ka dhaceen dagaal dad badan ay ku dhinteen....
Madaxweyne Deni oo booqasho ku jooga Adis Ababa & ujeedka safarkiisa
Adis Ababa (Raxanreeb) Madaxwaynaha – maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya masuuliyiinta dalkaas oo uu ka mid yahay Ra’iisulwasaare Abay Ahmed. Maanta oo Talaada ah ayaa madaxweyne Siciid Deni oo ka dhoofay garoonka diyaaradaha Boosaaso isaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa . Labada dhinac ee...
Muuse Biixi oo ka hadlay xaalaada magaalada Laacaanood
Madaxweynaha Somalilandad oo maanta ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay inuu mudnaanta koowaad uu siinayo sidii nabad waarta looga gaari lahaa colaadda ka taagan halkaas.
Imaaraadka oo Soomaaliya u sameeyay ballan qaad cusub
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa shalay magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isu-tagga Imaaraatka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.
WAR CUSUB : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay weerar ismaadiimin ah oo ka dhacay Baardheere
Baardheere ( Raxanreeb ) Warar dheeraad ayaa laga helayaa Qarax baabuur oo saaka lagu weeraray guri ay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka deganaayeen Abaanduulaha qeybta 43-aad ee ciidamada xoogga korneyl Axmed Cabdullaahi Xirsi (labaale), guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Bulle Gareed iyo Wasiir hore Cabdirshiid Janan. Wararka ayaa intaas ku daray in qaar kamid ah...