Muqdisho ( Raxanreeb ) Ganacsatada iibiso qaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dood adag ka keenay maanta lacag canshuur ah oo lagu kordhiyay. Suuqa qaraha oo ku – yaala degmada Wartanabadda ayaa la sheegay in maanta uusan shaqayn sabab la xiriirta muranka ka dhashay lacagta canshuurta. Maamulka degmada Wartanabadda ayaa lagu soo waramayaa in ganacatada qaraha...
Day: March 31, 2023
Dowladda MD Xasan Sheekh : ‘’AARGOOSI ‘’ siyaasadeed-FAALLO
Muqdisho ( Raxanreeb ) Isbedel kasta oo dal ka dhaco hubaal la’aan waxa uu saamayn togan iyo mid tabanba ku yeeshaa , dhinacyo badan oo siyaasadeed kuwaas oo dalka iyo dalkuba u soo shaqeeyay si kastaba. Dowladda markaas jirta ayaa bilaha ugu horeeya waxa ay sameysaa, isbedel ujeedka ugu wayn uu yahay in meesha laga...
DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan
Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaarada diinta iyo awqaafta DF ayaa soo saaray liiska shirkadaha ku guuleystay Tartanka adeega Xajka. Tartankan ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxaana jirtay cabasho mararka qaar ka imaaneysay habka loo qabtay tartanka. Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa maalmihii la soo...
Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta
Nairobi ( Raxanreeb ) Gaari ay saarnayeen arday iyo mid dadka rayidka ayaa shil ku – galay galbeedka magaalada Nairobi ee dalka Kenya. In ka badan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka tiro kale oo intaas ka badan ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badnaa arday iskuul u socotay. Baska oo...
Toga Magaalada Hargaysa oo dad ay ku dhinteen kuwo kalena lagu la’ yahay
Hargaysa ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Hargaysa ee Somaliland ayaa sheegaya in halkaas uu dhacay shil- gaari . Shilkan gaari ayaa sabab u ahaa ka dib markii gaariga oo ahaa nooca raaxada ah uu ku dhacay Toga magaaalada Hargaysa oo biyo badan ay ku jireen. Inta la xaqiijiyay shilkaas ayaa waxaa...
Tirada muhaajiriinta ku dhimanaya badda Tunisia oo korortay
Mas’uul u hadlay caafimaadka gobolka Sfax ee dalka Tuuniisiya, ayaa ka digay in tirada meydadka muhaajiriinta ee ka yimid dalalka ka hooseeya Saxaraha ee laga soo badbaadiyay doonyihii ku burburay maalmihii la soo dhaafay badda, ay ka badan yihiin tirada ay soo gudbiyeen kooxaha caafimaadka maxalliga ah.
Madaxa Midowga Yurub oo ka digtay saameynta Shiinaha ee dunida
Madaxa Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa ka digtay in Xisbiga Shuuciga ee haya talada dalka Shiinaha, uu doonayo inuu beddelo nidaamka caalamiga ah, si uu Shiinaha u noqdo hormuud.