Day: March 26, 2023

Home » Archives for March 26, 2023
Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray
Post

Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya  hoobiyaal ah lagu garaacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah xaafadaha degmada wadajir sida ay sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay. Saraakiisha Dowladda oo nala hadlay ayaa...

Dagaal & Dadaal Nabadeed oo ka socda magaalada Laascanood !!
Post

Dagaal & Dadaal Nabadeed oo ka socda magaalada Laascanood !!

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laasacnood ee Gobolka Sool waxaa wali isku haya dadka deegaanka ee gobolada Sool iyo Sanaag iyo   ciidanka Soomaaliland , halkaas  oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku barakaceen. Maanta ayaa lagu  soo waramayaa in  markale halkaas ay isku fara saareen labada dhinac , inkastoo aan la soo sheegin...

MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & ujeedka safarkiisa
Post

MD Xasan Sheekh oo gaaray Sh. Dhexe & ujeedka safarkiisa

Aadanyabaal (Raxanreeb ) Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad safar  ku tegay degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe Madaxweyne Xasan waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage. Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Soomaaliya...