Day: March 22, 2023

Puntland oo diyaar u ah in  wada- hadal ay la – gasho Dowladda Federaalka
Post

Puntland oo diyaar u ah in  wada- hadal ay la – gasho Dowladda Federaalka

Garoowe (Raxanreeb ) Maamul Goboleedka Puntland , ma uusan ka qayb galin shirar dhawr ah oo looga hadlayay , Geedi socodka &  dowlad dhiska dalka kuwaas oo qayb ay ka ahaayeen  Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Xubno ka tirsan   beesha ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa uu kulan ku dhaxmaray Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid...

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?
Post

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa goor habeen ah waxay ay weerar ku qaatay , guri uu Muqdisho ka degan yahay ganacsade caan ka ah caasimadda. Ciidanka ayaa howlgal gaar ah iyo weerar ku qaaday guriga Xaaji Ibraahim Macallin ( Ibraahim Kaah) Rasaas ayaa laga maqlayay guriga ganacsadahan , mase ahayn mid is waydaarsi ah...