Muqdisho (Raxanreeb ) Warbixin dhawaan lagu daabacay wargeyska The East African ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo in ciidamada ATMIS ay sii joogaan Soomaaliya labo sano dheeraad ah wixii ka dambeeya 31-ka December 2024-ka oo qorshuhu yahay in ay baxaan. Laakiin, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Xuseen Sheekh Cali, ayaa beeniyay...
Day: April 26, 2023
BERBERA : hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.
Berbera (Raxanreeb ) Guri ku yaalla Magaaladda Berbera gaar ahaanna xaafada Daaroole ayaa ku dumay qoys danyar ah oo deganaa. Qoyskan ayaa ka koobnaa illaa shan qof, waxaana gurigaas dumey ku geeriyoodey hal qof oo kamid ah qoyskaaasi. Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadkii kale ee ku noollaa gurigaas dumey, iyadoo lagu daweynayo...
Yabooh : Maandooriyaha ka daran dagaalka Al- Shabaab
Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in culayska ugu badan ay saari doonaan la dagaalanka dadka iibiyo iyo goobaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka – dooriya. Waxa uu sheegay maamulka gobolka Banaadir in qof kasta oo ku iibiya waxyaabaha maankadooriya magaalada Muqdisho uu la mid yahay Al- Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada...
Digniin laga soo saaray roobab la filayo in ay ka da’aan Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in robabkani ay kusoo wajahan yihiin, magaalooyinka Qardho, Qandala, Ufayn iyo buuraleyda Calmiskaad. Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay in roobabku kusoo beegan yihiin degaanada ku teedsan xeebaha badweynta Hindiya, iyo badda cas ee deegaanada Puntland. Wasaaraddu waxay ku wargalisay bulshada...



