Month: April 2023

Amiga Jubbooyinka oo Al- Shabaab haystaan oo amnigooda laga hadlay
Post

Amiga Jubbooyinka oo Al- Shabaab haystaan oo amnigooda laga hadlay

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jubbaland iyo saraakiisha maamulkaas ayaa ka wada- hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab iyo sidii loo qaadi lahaa golof ka dhan Al- Shabaab. Shirkan oo mudo saacada ah ka socday magaalada Kismaayo ayaa la isla gartay in ciidanka Jubbaland ay qaadaan howlgal u jeedkiisu uu yahay sidii Al- Shabaab...

Amniga caasimadda oo laga hadlayay & dilal ka dhacay Muqdisho.
Post

Amniga caasimadda oo laga hadlayay & dilal ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay amniga caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Shirkan waxaa ka qayb galay inta badan , Gudoomiyaasha maamulada degmooyinka iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan  caasimadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa dhowr jeer guddoomiyay shirar looga hadlayay amniga caasimadda,...

BIIXI ‘’Waa war wanaagsan in ay bilowdaan wada- hadalka Soomaaliya & Somaliland ‘’
Post

BIIXI ‘’Waa war wanaagsan in ay bilowdaan wada- hadalka Soomaaliya & Somaliland ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay – tahay magacaabista Ergayga gaarka ah ee wada- hadalada Somaaliya iyo Somaliland. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in   loo baahan – yahay sii socoshada wada- hadalada labada dhinac si loo sii dhaqaajiyo  shirarkii sii socday. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Cabdikariin...

DARASAAD : Tirada qulqulka  muhaajiriinta Mareynkanka oo la shaaciyay
Post

DARASAAD : Tirada qulqulka  muhaajiriinta Mareynkanka oo la shaaciyay

Washington (Raxanreeb )  Bilihii la soo dhaafay waxaa jiray qul qul xoogan oo la xiriira tahriibka , dadka doonaya in ay  – galaan dalka Mareynkanka , halkaas oo kumanaan muhaajiriin ah beegsaday. Tiradii ugu badnaa oo muhaajiriin ah ayaa galay magaalooyinka Mareynkanka kuwaas oo ka kala  tagay dalalka badan oo Caalamka oo ay Soomaaliya ku...

Muuse-Biixi-Cabdi
Post

Dib miyay u bilaabanayaan xilligan wada- hadaladii Soomaaliya & Somalind ?  

Muqdisho (Raxanreeb ) Somaliland ayaa si iskeed ah madaxbannaani ugu dhawaaqday markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, ku dhawaad 30 sano ka hor. Tan iyo xilligaas waxay masuuliyiinta raadinayeen aqoonsi caalami ah, balse Dowladda Federaalka ayaa u aqoonsan inay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya. Fikrika ah in ay wada hadlaan Dowladda Soomaaliya iyo...