Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xaafadaha Magaalada Badhan ka sameeyay ololaha uu codka ugu raadinayo Urur Siyaasadeedka uu katirsan yahay ee KAAH si dadka codeynaya ay u siiyaan codkooda.
Month: May 2023
Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta Muqdisho ka furmay
Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Jubbaland, Galmudug, Hir-Shabeelle & Koofur Galbeed.
Madaxii hawlgallada dibadda ee al-Shabaab oo la dhaawacay
Jilib (Raxanreeb) Madaxii hawlgallada dibedda ee ururka al-Shabaab ayaa lagu dhaawacay duqayntii Sabtidii ka dhacday Jilib, sidaas waxaa sheegay dawladda Soomaaliya. Cusmaan Maxamed Cabdi, oo ku magacdheer Macallin Cusmaan ayaa lagu dhaawacay duqayntaas. Ilaa hadda ma cadda nooca dhaawaca soo gaaray. Ilo-wareedyo ayaa sheegay in Macallin Cusmaan uu horey u noqday madaxa difaaca ee Al-Shabaab....
MUQDISHO : Shirka maamul goboleedyada oo furmaya & DENI oo ergo loo diray
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee Dowladda iyo maamul goboleedyada. Waxaa shirguddoomin doona shirka madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ka qayb gali doona inta badan madaxda maamul goboleedyada , lamase oga go’aanka Puntland. Shirkaan kii ka horreeyay oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo...
DEG-DEG : Ciidamo gadoodsan oo la wareegay sanaadiiqda doorashada Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Ciidankii diidanaa doorashooyinka Puntland ayaa gabi ahaanba waxa ay caawa ay la wareegay qalabkii iyo sanaadiiqdii loo waday Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal. Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in arintan ay ka dhalatay xiisad laguna howlan yahay sidoo xaalada loo dejin lahaa. Inkastoo xili habeen ah ay tahay haddana wali wax...
Booliska Spain oo soo xiray eedeysanayaal la sheegay in ay cunsuriyad kula kaceen Vinicius Jr
Booliiska dalka Spain ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen cunsurinimo ay kula kaceen cayaaryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr.
Dowladda Ingiriiska oo hadal cusub kasoo saartay ardayda wax-barashada u taga Uk
Ardayda ajnabiga ah ee wax ka barata Uk gaar ahaan kuwa doonaya shahaadada masters-ka ayaan awoodi doonin inay geeyaan xubnaha qoyskooda UK, iyada oo la raacayo xannibaadda socdaalka.
Natiijo laga gaaray khilaafka ‘’Doorashada’’ Puntland
Garoowe (Raxanreeb ) Wada- hadalo lagu doonayay in lagu dhameeyo xiisada doorashada ee deegaanada maamulka Puntland ayaa wax xooga ah horumar laga gaaray ka dib rashado dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Garoowe. Maalmihii la sood dhaafay waxaa soconayay qorshe lagu doonayo in meesha laga saaro wax kasta oo salka ku hayay...
Khartuum : Duqeymo toos ah oo ka socda magaalooyinka SUDAN
Khartuum (Raxanreeb ) Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay magaalooyin ka mid ah dalka Suudaan taas oo dhabar jab ku ah dadaaladii lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaalkaas. Magaalada iyo magaalooyin kale ayaa sidoo kale la sheegay in ay ka dhaceen duqeymo culus. Dadka ku sugan magaalada Khartuum...
Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?
New York (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay , safar Taliyaha Hay’adda NIS Mahad Mohamed Salaad uu ku tagayo dalka Mareynkanka , halkaas oo ku joogi doono booqasho qaadan doonta dhawr cisho. Waxa la sheegay in Mahad uu tagi doono magaalooyinka New York iyo Washington DC, isagoo wadahadalo halkaasi kula leh madaxda...








