Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaana ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ka biyo diiday maamulka uu riixayo Axmed Madoobe ee gobolka Gedo. Wasiir Axmed Sheikh Cali [Doodishe] ayaa sheegay in magacaabista maamulka cusub ee Gedo ee dhanka Axmed Madoobe xiisad ay ka dhalisay gobolka Gedo ilaa iyo hadda-na ay...
Month: June 2023
DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Diyaarado dagaal oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka carabta ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Waa markii ugu horeysay oo diyaaradaha imaaraadka duqeymo sidan oo kale ah ay ka fuliyaan meel ka mid ah dalka. Sida la sheegay duqeymahan ayaa lala eegtay xarumo ay ku sugnayeen xubno ka...
Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay
Walawayne (Raxanreeb ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa ka taagan maanta degmadaas. Sida wararku ay sheegayaan dilka Guddoomiye ku xigeenka Marxuum Haashim Maxamed Shareere ayaa salka ku haya , aano qabiil waxaana xaaladu ay tahay mid hubinti la’aan ah. Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha...
Saameyn ka dhalatay fataahada wabiga Shabeelle
Jowhar (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo oo bari kaga began Degmada Jowhar. Fatahaadda wabiga ayaa saameyn ku yeeshay deegaanka Balcaano ay hoostagaan72 tuullo ,waxaana halkaasi ku baaba’ay dhulbeereed aad u ballaaran oo ay adeegsan jireen dadka danyarta ah ee ku...
Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinka maamulkaas ay qabteen howl taariiqi ah oo la xasuusan doono. Madaxwayne Saciid Deni ayaa sheegay in howl adag oo loo baahnaa ay qabteen Guddiga doorashada TPEC kuwaas oo ku guulaystay qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday deegaano...
Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’
Hargaysa (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeeray hadal shalay ka soo yeeray Madaxwaynaha maamulka Puntland. Faysal ayaa sheegay in marnaba macquul ahayn in ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaano ka mid ah gobolada Sool iy sanaag , halkaa soo ay dagalamayaan dadka deegaanka iyo...
Rayid lagu laayay gobolka galgaduud & Galmudug oo ka aamusin ficilkaas
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno maanta oo Jimca ah deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay dad rayid ah oo safar ahaa . Wararka ayaa sheegaya in gaari ku safrayay deegaano ka mid ah galgaduud koox hubaysan ay rasaas ku fureen halkaa soo ay ka dhalatay khasaare kala...
”Somaliland marnaba Imtaxaanka shahaadiga kuma qaadi karto Sanaag”- DIGNIIN.
Garowe (Raxanreeb ) Maamul goboleedka Puntland ayaa digniin u diray Somaliland oo la sheegay in ay damacsan tahay in deegaanada labada dhinac ay ku mursan yihiin in ay ka qabato imtaxaanka shaahadiga. War qoraal ah oo ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in marnaba suurtagal ahayn danaca Somaliland ee ah in ay imataxaanka ay...
Askari Mareykan ah oo qirtay in uu Daacish ka caawinayay weerarro lagu qaado Mareykanka
Askari Mareykan ah ayaa qirtay dambiga ah in uu isku dayay in uu gacan ka siiyo kooxda isku magacaawday dowladda Islaamka ee Daacish weerar iyo dil xubno ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ku sugan Bariga Dhexe.
Boris Johnson oo lagu helay in uu marin habaabiyay baarlamaanka
Warbixin ay soo saareen mudanayaasha baarlamaanka UK ayaa lagu sheegay in ra’iisul-wasaarihii hore Boris Johnson uu si bareer ah u marin habaabiyay golaha baarlamaanka arinta la xiriirta xaflad lagu qabtay aqalka dowladda looga taliya ee Down street intii lagu gida jiray xayiraaddii Covid-19.