Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay inay wareejiyeen maamulka iyo gacan ku haynta laba saldhigyo milatari oo kale, iyadoo ay sii socoto hawsha lagu dhimayo ciidamada ATMIS ee ka hawlgala Soomaaliya.
Day: June 29, 2023
Cali Jayte oo yiri Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo casuumadaada –XOG
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan. Cali Jayte ayaa maalmo ka hor sheegay inuu yahay Madaxwaynaha maamulka la magaca baxay Hiiraan State ka dib markii uu meel xun gaaray khilaafka madaxda maamulka Hirshabeelle. Warar ayaa sheegaya in ...
Xasan Sheekh: “Waxaan dadaal gelin doonaa kuwa na garab istaagay”
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Tamiim Binu Xamad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Maxay tahay sabsbta ATMIS loogu kordhiyay muddada
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay June 27, 2023-ka ayaa muddo lix bilood oo dheeraad ah u cusboonaysiiyey joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya u jooga oo hadda qaatay magaca ATMIS.
Shirkadaha bixiya Abaalmarinada oo godkooda biyo ugu soo galay
Muqdisho (Raxanreeb ) Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka Juun, 2023 kuna egtahay 10ka luulyo, 2023. Waxad iska diiwaan gelisaa Google Formka hoos ku xusan sidoo kale waxaad booqan kartaa xarunta...
Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka & Dhuusmareeb oo maalina 1AAD u tahay
Muqdisho (Raxanreeb ) Maalintii labaad ayaa laga ciiday maanta meelo badan oo dalka ah waxaana socda qalida xoolaha si loogu sadaqaysto dadka masaakiinta ah. Dadbadan ayaa maalinkii labaad lagu arkayaa oo isugu soo baxay waddooyinka caasimaadda iyo qaar ka mid ah gobolada dalka . Laakiin maanta waxaa maalintii kowaad ay u tahay oo laga ciidayaa...
Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been abuur ah oo doolar ah ganacsatada wax kaga iibsin jirin. Saraakiisha Booliska ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen in meelo badan oo magaalada Muqdisho ganacsato wax kaga iibsan jiray lacag been abuur ah Howlgal ciidanka...
UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool
Dhadhaab (Raxanreeb ) Qaxootiga Soomaalida Xeryaha dhadhaab ayaa heli doona , xaquuq in muddo ah ka maqnayd oo ay dhawrayeen ka dib heshiis ay wada gareen Dowladda Kenya iyo Hay’adda UNHCR. Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in Qaxootiga Xeryaha ku nool la deegaamayn doono si ay uga baxaan nolosha hadda ku jiraa oo ah mid aad...
Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in maamulkiisa uu u baahan yahay wada- hadal uu la galo dadka deegaanka gobolka Gedo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in talaabo kasta uu u qaadi doono sidii la isugu keeni lahaa dhinacyada siyaasadad ee degaanada maamulka Jubbaland....