Muqdisho ( Raxanreeb ) Duulimaadka diyaaradaha Degmooyinka GEDO ayaa dhawr maalin hakad uu ku jiraa taas oo saameysay dadka ku nool deegaanka gobolkaas . Maamulka gobolka Gedo ayaa amar gabi – ahaanba diiday in wax diyaarad ah ka soo degaan degmooyinka sabab la xiriirta xafiiska Hamse Cabdi Barre oo ka wakiil ah Xasan Sheekh uu...
Day: June 2, 2023
Habow Siyaasadeed – Hassan Sheekh – Waa nin hal seegtay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Xasan Sheekh Maxamuud oo talada dalka jooga sanad & bilooyin ayaa ku gudbi waayay dhawr jidgooyo siyaasadeed oo haddii uu ku guulaysan lahaa tusaale wanaagsan u noqon lahayd dowladiisa inta u dhiman. Madaxawayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiiba la kowsaday caqabadaha beelaha ee tabashada ka qaba dowladiisa taas oo keentay in Hotelada...
Jabkii Ciidanka Uganda ka dib yaa haysta Buulamaree Sh. Hoose ?
Buulamareer (Raxanreeb ) Laba – weerar oo is xig xiga ayaa ka dhacay todobaad gudahiisa degmada Buulamareer ee Shabeellaha hoose , halkaas oo ay fariisimo ku leeyihiin ciidanka Uganda ee ATMIS. Weeraradan ayaa degmada Buulamareer ka dhacayay xili salad subax laga soo baxay , halkaas oo kooxda Al- Shabaab ay ka gaysteen khasaare xooggan oo...
Faa’idada Soomaaliya ugu jirta ku biirista Dallada Bulshada Bariga Afrika
Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC). War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 4-faaiido ay ka heleyso Soomaaliya in ay xubin ka ahaato Dalladda...
AARAN-JAAN mooyaanee ,Geeddi Caano leh baa loo guuray oo la degay !
Garoowe (Raxanreeb ) Geeddi Caano Leh! Ummaddu waa dhaqaaqday waxayna degtay rug raali lagu wada yahay rabina lagu sugo! Xuquuq ka maqneyd bay haleen…Taladii dalka kaallintii ay ku lahaayeen baa maanta soo bidhaameysa! Oo waa in codkoodu yahay midka uu ninka talinaya ku yimid! Hadda waacodkaas keliya! dad-weynuhu xooggooda iyo saameynta siyaasadeed ee ay leeyihiin...
Isbahaysiyo ka abuurmaya Puntland si loo dhabarjabiyo DENI
Garoowe (Raxanreeb ) Iyadoo deegaano ka mid ah maamulka Puntland ay ka jiraan guuxa ka dhashay doorashooyinka Golaha deegaanka ayaa hadda waxaa soo baxaya in ay abuurmayaan isbahaysiyo cusub. Durbadiiba waxaa soo baxaya – warar ku saabsan in isbahaysiyadan abuurmaya , lagu doonayo in lagaga hortago madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni oo shaki badan uu...