Day: June 12, 2023

Home » Archives for June 12, 2023
Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan
Post

Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan

Baraawe  (Raxanreeb ) Wararka  caawa  laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in  dagaal galabta bilowday uu soo gaaray caawa. Dadka  deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu gaystay khasaare soo kala  gaaray labada dhinac ee ku dagaalamaya magaalada Baraawe. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidan ka tirsan militeriga Soomaaliya oo fariisin ku leh...

Xogaha layaabka leh ee ku soo kordhay – weerarkii Buulamareer
Post

Xogaha layaabka leh ee ku soo kordhay – weerarkii Buulamareer

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka ku  dhaawacmay weeraradii ka dhacay magaalada Buulamareer ee Shabeellaha – hoose  laguna dawanayo  isbitaal ku – yaalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa bixiyay xogo dheeraad ah oo ku saabsan sida uu weerarka u dhacay. Askartan ayaa sheegay in weerarkaas khasaare badan oo lixaad leh uu ka soo gaaray askarta Uganda...