Day: June 1, 2023

Home » Archives for June 1, 2023
RW  Hamse ‘’ Yaan laga cabsan doorasho qof & cod ‘’-Shirka Golaha Wasiiradda
Post

RW  Hamse ‘’ Yaan laga cabsan doorasho qof & cod ‘’-Shirka Golaha Wasiiradda

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Feredaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda ayaa sheegay in Xukuumadda looga fadhiyo dhaqangalinta heshiiskii Hannaanka doorashooyinka oo fursad qaaliya u ah shacabka Soomaaliyeed in ay ku go’aaminayaan hoggaankooda. “Annaga ka Xukuumad ahaan waxaa waajib inagu ah xoreyntii dadka si ay u codeeyaan oo...

Uganda ma tabar yari ayay ka tahay inay iska difaaci waayaan Al-Shabaab ?
Post

Uganda ma tabar yari ayay ka tahay inay iska difaaci waayaan Al-Shabaab ?

Qoryooley (Raxanreeb ) Kooxda  Al Shabaab ayaa weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaaday xero ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS ka degan yihiin degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in xalay fiidkii iyo saqdii dhaxe Al Shabaab madaafiic ku garaaceen xerada ciidamada ATMIS, waxaana madaafiicda kooxdaasi tureysay laga...

Wada-hadalladii SUDAN way burbureen , rayidka wuu dhimanaya
Post

Wada-hadalladii SUDAN way burbureen , rayidka wuu dhimanaya

Khartoum (Raxanreeb ) Shirkii u dhaxeeyay dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ee magalaada Jeddah ayaa hakad galay, waxaana Saraakiisha Suudaan ay sheegeen in Wakiillada ay hakiyeen wadahadalladii xabbad joojinta ee ay la lahaayeen (RSF), iyaga oo ku eedeeyay kooxda in ay marar badan jebiyeen heshiisyadii hore ee xabbad joojinta dhinacyada. ” Ciidanku waxay qaateen...

GEDO: Itoobiyan-ka oo dadaal ugu jira in la furo duulimaadyada
Post

GEDO: Itoobiyan-ka oo dadaal ugu jira in la furo duulimaadyada

Garbahaaray ( Raxanreeb ) Gobolka Gedo degmooyin ka mid ah waxaa ka socda dadaalo lagu doonayo in dib ay u furmaan duulimaayda Muqdisho iyo gobolkaas. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in saraakiisha ciidanka Itoobiya ay fara galiyeen sidii loo xalin lahaa duulimaadyada tagaya degmooyinka gobolka Gedo oo ku xiran nolosha dadka deegaankaas. Tan iyo shalay...

Ciidan amni suga la yiri  oo haddana dadka dhibaataynaya !
Post

Ciidan amni suga la yiri  oo haddana dadka dhibaataynaya !

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen howlgal ay sheegeen in  lagu xasilininayo degmooyinka magaalada Muqdisho. Waddooyinka qaar ee ciidankan la dhigay ayaa laga soo calamadaynayaa in ay ka jiraan dhibaatooyin ay la kulmaan dadka shacabka ah ee la sheegay in amnigooda la sugayo. Saraakiisha...