Day: June 11, 2023

Home » Archives for June 11, 2023
KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay
Post

KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay

Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal  ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho. Xiligauu qaraxa dhacayay ayaa waxaa wadada u xirnayd Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo booqasho ku joogay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Weli ma cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxan, waxaana goobta xiray ciidamada amaanka oo halkaas ka...

Sarkaal  ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Post

Sarkaal  ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa lagu  sheegay in ay aad ugu xun yihiin weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu xusay in weerarkaas oo  masuuliyadiisa ay sheegteen Al- Shabaab uu ka mid ahaa dadkii ku dhintay xubin sare oo...

Post

Muxuu yahay safarka Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu ka qaybgalo Shir-Madaxeedka Waddamada Ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD oo ka dhacaya Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti waana meertada 14aad.

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose
Post

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose

Marka (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha  Hoose. Qaraxan ayaa wararka hadda la helayo waxa ay sheegayaan in lala eegtay oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda ee ka howlgasha magaalada Marka. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Xasan Cusmaan Cali...

XOGTA ”DAHSOON ” ee laga qariyay  shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido
Post

XOGTA ”DAHSOON ” ee laga qariyay  shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido

Muqdisho (Raxanreeb )  Magaalada Muqdisho laba maalin ka hor waxaa ka dhacay weerar dad badan ay ku dhinteen kaas oo ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Mudisho. Qaraxyadan oo masuuliyadiisa ay sheegteen kooxda Al- Shabaab oo dagaal kala soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ilaa iyo hadda ka hadlin madaxda saree e Dowladda Soomaaliya  oo...

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan
Post

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan

Kismaayo (Raxanreeb ) Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in dhaqaaq ciidan ay ka wadaan deegaano ka mid ah gobolkaas. Ujeedka dhaq dhaqan ayaa lagu sheegay in ay tahay in loo sugi lahaa amniga deegaanada Jubbooyinka halkaas oo ay ku xooggan  yihiin kooxda Al- Shabaab. Ciidamada ayaa si wadajir ah roondo...

UNICEF ”dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed  waxay nagu uur-ku taallo”
Post

UNICEF ”dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed waxay nagu uur-ku taallo”

Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib  markii maalin ka hor ku dhawaad 22 caruur ah ay ku dhinteen waxyaabaha qarxa oo ay ku  cayaarayeen gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa arintaas ka hadlay Hay’adda Qaramada  Midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF. UNICEF ayaa sheegtay  inay aad uga naxday maqalka warkaas, maadaama in ka badan 20 carruur ah...