Day: June 15, 2023

Home » Archives for June 15, 2023
Muxuu yahay damaca cusub ee Deni Gedo
Post

Muxuu yahay damaca cusub ee Deni Gedo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo khudbad xasaasi ah ka jeediyay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka maamulkaas ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda dalka.

Al-Shabaab oo sideed askari ku dilay KENYA
Post

Al-Shabaab oo sideed askari ku dilay KENYA

Garissa (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay sideed askari oo Kenya ah ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay gudaha dalkaas oo ay gaysteen xubno ka tirsan Kooxda Al- Shabaab. Weerarkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay magaalada Garissa ee Waqooyi Bari Kenya , halkaas oo ay Al-Shabaab ka geystaan inta badan weeraro ka dhan ah...