Kuwa dadka u dhaqdhaqaaqo ayaa ku eedeeyay maamulka Spain in ay ku guuldareysteen in ay caawiyaan dooni ay la socdeen dad muhaajiriin ah oo degtay xilli ay isku dayayeen in ay gaaraan jasiirada Canary.
Day: June 22, 2023
Wariye u dhashay Mareykanka oo loo haysto Basaasnimo
Maxkamad ku taal Moscow ayaa diiday racfaan uu weriye ushaqeeyo Wall Street Journal, Evan Gershkovich, ka qaatay.
NISA oo sheegatay dilka in ka badan 40 Al-Shabaab ah
Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Beerta Faay Yuusuf oo u dhow tuulada Yimbis ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen inka badan 40 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.
Al-shabaab oo ka hadashay cidda ay ku beegsadeen weerarkii Baardheere
Iyadoo shalay gelinkii hore laba qarax ay ka dhaceen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa warbaahinta tagaeerta Al-shabaab waxey ku warrantay in qaraxyadaas lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah.
Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa amniga magaalada iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw halkaas oo ay ka socdeen howlgal amniga lagu sugayo. Waxaa ku sugnaa kulankan Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan , waxaana shir guddoominayay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar dabageed. Shirkan...
Fiqi oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo
Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa magacaabista Guddoomiyaha gobolka Gedo. Axmed Macalin Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in maadama dalka uu yahay Federaalka gobolka Gedo uu ka mid yahay maamulka Jubbaland sidaas darteeda Jubbaland ay magacaabi karto Guddoomiyaha. Ma jirto ayuu...
Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Xoghayaha Difaaca ee Dowladda Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Lloyd J. Austin.
Maxaa maanta ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?
Baardheere (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah degmadaas ay isku fidiyeen ciidanka Itoobiya. Sida wararka aan helayno ay sheegayan ciidanka ayaa howlgal ka fuliyeen xaafadaha kala duwan ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dad ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in ciidanka...
PUNTLAND : ”Amniga –caasimadda Garoowe waa uu wanaagsan yahay ”
Garoowe (Raxanreeb) ka dib markii soo baxay , war ku saabsan in dad badan ay isaga cararayaan , xaafadaha magaalada Garoowe ayaa arintaas waxaa war ka soo saaray Taliska ciidanka booliska Puntland. Warka ka soo baxay , Taliska Booliska ayaa lagu sheegay in amniga caasimada Puntland uu wanaagsan yahay isla markaana aysan jirin wararka ku...