Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya.
Day: June 4, 2023
Madaale oo dhagax dhigay waddo loogu magacdaray Madaxweyne Cali Mahdi
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagaxdhigay Waddo Laami ah oo loogu magacdaray Allaha u naxriisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Laftagareen oo soo bandhigay qaladaad uu ku kacay
Xudur (Raxanreeb ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayaa hadal uu degmada Xudur ee gobolka Baay ka jeediyay Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen. Madaxwaynaha ayaa taabtay sida ay wax u dhaceen , intii ay socotay doorashada iyo soo xulida xubnaha Barlamaanka ka mid noqonaya ee deegaanada maamulka koonfur Galbeed. Laftagareen...
Ciidan ka mid ah ATMIS ee Uganda oo wajahaya Maxkamad + Sababta
Kampala (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ayaa xabsiga la dhigay sabab la xiriirta dagaalkii khasaaraha badan gaarsiiyay ciidanka ee ka dhacay degnada Buulamareer ee Shabeellaha hoose. War ka soo baxay Dowladda Uganda ayaa lagu sheegay in la ciqaabi doono saraakiisha Uganda dayaca weerarkaas iyo khasaaraha ciidanka soo gaaray...
Qorshaha UK ee soogalootiga sharci darrada ah oo ay lacago badan kubaxayaan
Kharashka lagu haynayo iyo masaafurinta dadka sharci darada ku imaanaya UK doomaha yar yar ee hoos imanaya sharciga cusub ee la qorsheeyay ayaa noqon kara lacag dhan £6bn labada sano ee soo socota. Sida ay saadaasha dawladda UK saadlisay.
Tirada dadka ilaa hadda ka baxay Ruushka
Dad u dhashay dalka Ruushka oo gaaraya boqolaal kun ayaa la asheegay in ay dalkooda isaga tageen tan iyo markii uu bilowday duulaanka ballaaran ee lagu qaaday dalka Ukraine.
Museveni oo shaaciyay XOG cusub oo ku saabsan weerarkii Buulamareer
Kampala (Raxanreeb) Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in 54 askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Soomaaliya. Yoweri Museveni ayaa shaaca ka qaaday xog cusub oo ku aadan weerarkaasi, isaga oo tirada askarta loogu dilay ku sheegay illaa 54 askari. Sidoo...
Biden ma saamayn doontaa tartankiisa 2024 da’diisa & kufidiisa badan
NEWYORK (Raxanreeb ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kufay oo dhacay ka dib markii uu bixiyey shahaadada ugu dambeysay ee xaflad qalin jabin ah oo ka dhacday Akadeemiyada Ciidanka Cirka ee Mareykanka. Biden oo 80 jir ah ayaa si degdeg ah u kacay isagoo adeegsanaya hal jilib isagoo ay caawinayeen saddex qof, wuxuuna dib ugu...
KENYA ‘’lacag badan ayaa nooga baxday dagaalka Al-Shabaab ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab, kadib War rasmi ah oo ka soo baxay maanta. Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa sheegtay inay shacabka iyo maamullada gobollada waqooyiga ee dalka Kenya ay ku heshiiyeen iskaashi buuxa oo looga hortagaayo weerarrada argagixiso...
Khasaare xooggan oo uu gaystay dagaal beeleed ka dhacay Mudug
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Laba maleeshiyo beeleed ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha dalka. Waxa la sheegay in dagaal beeleedkan uu gaystay , khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegeen dadka deegaanka. Labada beelood ayaa ku dagaallamay dhulka ku magac dheer Golol gaar ahaanna miyiga u dhexeeya...