Day: June 6, 2023

Home » Archives for June 6, 2023
Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
Post

Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  kala duwan ayaa ka  soo baxaya qarax khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu ahaa  miino dhulka lagu aaso , isla markaana ay ku dhinteen ilaa afar qof. Dadka dhintay ayaa dhamaan ahaa dhallinyaro ku sugnaa xaafado ka mid ah degmada Hodan ...

PUNTLAND : Doorashada 3 Degmo oo la qabanayo & khilaafkii oo la xaliyay
Post

PUNTLAND : Doorashada 3 Degmo oo la qabanayo & khilaafkii oo la xaliyay

Garowe (Raxanreeb ) Guddiga doorashada Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xal laga gaarayo khilaafka siyaasadeed iyo midka amni ee hor istaagay qabsoomidda doorashada golaha degaanka Garowe iyo labo degmo oo kale. Guddoomiyaha guddiga doorashada Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha iyo odayaasha dhaqanku ay ku howlan yihiin xal ka gaaridda...

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’
Post

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dib waxaa u  furmay  duulimaadyadii rayidka ee tagi jiray  degmooyin ka  mid ah gobolka Gedo ka dib  dadaalo ay sameeyeen siyaasiin ka soo jeeda gobolkaas. In kabadan toddobaad ayey duulimaadyadu hakad ku jireen taasoo uu sabab u ahayd khilaaf horay u jiray. Dadka maanta ka duulay gobolka gedo waxay u badnaayeen dad...