Day: June 5, 2023

Home » Archives for June 5, 2023
Yaa u sabab ah  in maanta uu baaqdo  fadhiga Golaha shacabka ?
Post

Yaa u sabab ah  in maanta uu baaqdo  fadhiga Golaha shacabka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta waxaa baaqday Kulankii Golaha Shacabka  sabab la xiriirta   Kooram la’aan. Fadhigiina maanta , waxaana soo xaadiray 103 Mudane oo ka mid ah Golaha shacabka ee Barlamaanka  Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka labaad  ee  Golaha Shacabka Soomaaliya  ayaa sheegay in la yeeri doono magacyada Xildhibaanada soo xaadiray kuwii aan soo xaadirina talbaba laga...

Seddax Dwoladda oo Soomaaliya balanqaad caawin u sameeyay
Post

Seddax Dwoladda oo Soomaaliya balanqaad caawin u sameeyay

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo ay iska kaashanayaan saddexdaan dal, isla-markaana lagu caawinayo Soomaaliya, si wax looga qabto abaaraha weli ka jira gudaha dalkeenna, kuwaas oo saameeyay bulshada. Lacag dhan 10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siin doonaa dowladda...

MUQDISHO : Maandooriye & dad iibinayay oo gacanta lagu dhigay
Post

MUQDISHO : Maandooriye & dad iibinayay oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey 10 xubnood oo  ka mid ahaa Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidanka Hay’adda NISA ayaa sheegay in 10-ka Xubnood ay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen  Jabhadaha  weerarada geysta, iyaga oo kasoo howlgalay Gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Hoose...