In ka badan 1,200 oo tahriibayaall ah oo la socday doon yar ah ayaa gaaray Britain muddo saddex maalmood gudahood ah, taas oo muujineysa in tirada soogalootigu ay gaartay heer aan horey loo arkin tan iyo sanadkii hore.
Day: June 14, 2023
59 qof oo tahriibayaal ah oo ku qaraqmay badda Griiga
Ugu yaraan 59 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku qaraqmay badda, in ka badan 100 kalena waa la soo badbaadiyay, kadib markii doonni kuwa kalluumeeysiga ah oo ay la socdeen aykula degtay xeebaha koonfurta Giriiga.
Dagaal salka ku haya maamulka oo ka dhacay Ceebarde gobolka Bakool
Baydhabo (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dagaal uu ku dhaxmaray degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa salka ku haya is qab qabsi xaga maamulka ah sida ay sheegeen dadka deegaanka oo aan la hadalnay. Ilaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay maanta degmada Ceelbarde ee...
WARCUSUB: Xiisadda siyaasada Gedo oo cirka isku shareertay
Muqdisho (Raxanreeb ) Xasarad xaga siyaasadda ah ayaa ka taagan degmooyinka gobolka Gedo oo ay isku hayaan maamulka Ahmed Madoobe iyo masuuliyiinta , iyo dadka deegaanka Gedo. Xasarada ayaa xoogaystay markii la sheegay in rasaas lagu furay guri magaalada Garbahaaray uu ka degan yahay ugaas beesha Sade halkaas oo ka mid ah magaalooyinka laga diiday...
Taliye Odawaa oo la kulmay taliyaha Africom
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay taliyaha ciidamada Mareykanka u qaabilsan Qaaradda Afrika ee (AFRICOM), General Micheal Langley.
Shariif muxuu ka yiri dagaalka Baraawe
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay dagaalka magaalada Baraawe, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira dhaawac iyo dhimasho.