NEWYORK (Raxanreeb ) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka ATMIS si tartiib tariib ah ugu baxaan Soomaaliya. Waxa uu Golaha amnaanka sidoo kale isku raacay in ciidanka ATMIS ay sii joogayaan Soomaaliya muddo lix bilood ah ka dibna ay qaadaan talabadii ay ugu bixi...
Day: June 28, 2023
WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Arbaca ah RBC uu ka helayo degmada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka degmada Dhuusmareeb gaar ahaan halka loo yaqaano , Ilix oo hoostaga degaanka Ceeldheere. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqalayay jugta...
Cali Balcad ‘’ Soomaaliya dhawaan waa laga qaadayaa cunaqabataynta hubka ‘’
Washington (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso , ayaa xod xodasho ugu jirta sidii loogu qaadi lahaa cuna qabataynta hubka ee saraan in ka badan soddon sanno. Masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa ku sugan dalka Mareynkanka kuwaas oo doonaya in Soomaaliya laga gacan siiyo in laga qaado cunaqabaynta si ay...
LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa ku ciidaya Maxayse tahay sababta ?
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool oo ay dagaalo ka dhaceen waxaa ka barakacay qoysaskii ugu badanaa kuwaas oo gaaray meelo ka mid ah dalka. Magaalada wali waxa ka dhacaya iska hor imaadyo hubaysan kuwaas oo ay ka baxsadeen dadka rayidka ah ee ku noolaa magaalooyinka gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Kuma...
Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar badan . Ujeedka askartan ayaa lagu sheegay in ay tahay si ay u sugaan amniga inta lagu jiro damaashaadka maalmaha ciida oo dad badan isugu soo baxa meelo badan oo magaalada ah. Goobaha dalxiiska ayaa ugu...
MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaco waxa magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ee munaasabada Ciidul adxaa. Dad badan oo ku faraxsan maalintan ayaa isugu soo baxay waddooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho. Dadka qaar ee awooda u leh ayaa ku mashquulsanaa qalida xoolaha Udxiyada si ay ugu...