Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khadka telefoonka kula hadlay hoggaamiyaha milatariga xukuma dalka Suudaan, Cabdulfataax al-Burhaan.
Day: June 18, 2023
Sawirro: Madaxweyne Muuse Biixi oo tababar usoo xiray askar
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta tababar usoo xidhay ciidamo milatari oo tababar dhamaystay, kuwaasi oo dhawaan ku biiraya ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidaha hore ee gobolka Sool.
Cali JAYTE ‘’Ma jirto xil laga iga qaaday ” -Shirjaraa’id-
Beledwayne (Raxanreeb ) Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan ayaa ka biyo diiday inuu u hoggaaansamo xil ka qaadista lagu sameeyay maanta ka dib wareegto ka soo baxday Madaxwaynaha Hirshabeelle Shirjaraa’id oo maanta uu ku qabtay magaalada Beledwayne ayuu ku sheegay Cali Guudlaawe in aysan waxba ka jirin ogolaan doonin warqada ka soo baxday...
DABAGAL : Macwiislay xirtay waddooyinka Beledwayne & XIISAD taagan
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta oo Axad ah ay xirteen ciidano hubaysan Dadka ayaa lagu soo waramayaa in waddooyinka qaarkood ay ku sugan yihiin koox hubaysan oo ka mid ah kuw macwiislayda. Waxaa la sheegay in kooxday ay ka godoodsan yihiin xil...
Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddiga dhameeystirka Dastuurka
Madaxweynha DF Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan wadajir ah la qaatay Guddiga la socodka dib u eegista & hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee dib u eegista Dastuurka Dalka.
‘’Al-Shabaab oo lacagtii ugu badnayd ku bixisay xil ka qaadista CALI Jayte’’
Beledwayne (Raxanreeb ) Tan & markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan , waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan sida ay ku timid xil ka qaadistaas. Guddoomiye Cali Jayte in muddo ah waxa uu khilaaf kala dhaxeeyay madaxwaynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe , waxaana markii ay soo baxday warqada xil...
Khilaafka GEDO oo ka sii daraya & Jawaab ka soo yeertay Jubbaland
Kismaayo (Raxanreeb ) Khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland ee uu hoggaaninayo Axmed Madoobe iyo siyaasiinta gobolka Gedo ayaa cirka isku sii shareeraya , waxaana soo baxaya dhaleecayn kala duwan ee hawada la isku marinayo. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ee Kismaayo ku sugan ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay hadalada xanafta ah sida...
Dowladda Mareykanka oo Ka Hashay Mowqifka Ukrine Ee Ku Biirista NATO
NEWYORK (Raxanreeb ) Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii sheegay inaanu maamulkiisu “fududayn doonin” jidka ay Ukraine ugu biirayso, isbahaysiga NATO, isaga oo xusay in dalkaasi looga baahan yahay inuu maro, hannaanka loo dejiyey, xubnaha cusub ee ku biiraya isbahaysiga milateri. Sida uu dhigayo, qorshaha loo dejiyey inay maraan xalalka xubnaha ka noqonaya NATO,...
Koox dilal ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo ka wada xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho , si loo barataraalo amniga. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa ka kala dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha oo ka tirsan degmada Heliwaa iyo deegaanka loo dalxiis tego ee Daarusalaam oo isna...
CALI Jayte oo xilka laga qaaday & Beledwayne oo kala xiran
Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, isagoo xilkaasi u magacaabay C/llaahi Axmed Maalin Sufuroow. Mr. Sufuroow waxaa la faray inuu deg deg ula wareego xafiiska, isla mar ahaantaasina uu dar dar galiyo shaqada xafiiskiisa. Guudlaawe ayaa sheegay inuu tallaabadan qaaday kadib talo soo-jeedin...