Muqdisho (Raxanreeb ) Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka, dib-u-eegista ku talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023. Golaha wasiiradda ayaa sidoo kale ansixiyey magacaabista Maamulka Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo magacaabista maamulka Hey’adda Qaxoootiga iyo Barakacayaasha Qaranka. Afhayeenka Xukuumadda Mudane...
Day: June 8, 2023
Isimadda SSC sidee u arkaan go’aanka Golaha ammaanka ee Laascanood ?
Laascanood (Raxanreeb ) Waxgaradka gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay tahay in Ciidanka Somaliland ay ka baxaan deegaanada ay ka sugan yihiin goboladaas. Hadalkan ayaa yimid ka dib markii Golaha Ammaanka fadhi uu yeeshay ku sheegay in Somaliland looga baahan yahay in si deg deg ah ay ugala baxdo...
Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera
Mandheera (Raxanreeb ) Faahfaahino dheeraad aha yaa kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Mandera qaraxaas oo la eegtay cutubyo katirsan ciidanka Kenya, qaraxan oo geystay qasaare u badan dhaawac. Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa qaraxa in uu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegayaa in waddada dhineceeda lagu aasay, qaraxa ayaa...
ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska
Muqdisho (Raxanreeb ) Sare u kacii ugu xooganaa ayaa ku yimid qiimaha , mooska ee suuqyada magaalada Muqdisho taas oo saamaynteeda laga dareemayo caasimadda. Ganacsatada Mooska ku iibisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaq dhaaqa mooska uu aad ugu hoseeyo ka ganacsigiisa sidii markii hore uu ahaa. Arintan ayaa loo sababaynayaa sida ganacstadu ay sheegeen...
Cali JAYTE ”Dhabihii Wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab waa laga leexday ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliya ay ku wajahayso , wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab. Guddoomiyaha Hiiraan ayaa sheegay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay ku harsan tahay keliya sidii loola imaan lahaa qorshaha wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al-...