Day: June 24, 2023

Home » Archives for June 24, 2023
40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga
Post

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga

Roma (Raxanreeb ) In ka badan 40 qof  la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga ,  waxaana ugu yaraa hal cunug oo dhawaan dhashay uu ka mid yahay dadka la la’yahay, sida uu sheegay wakiilka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti. Musiibadan ayaa Khamiistii dhacday, waxaana ugu yaraan...

Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose & faahfaahinta
Post

Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose & faahfaahinta

Marka (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku geeriyooday  shan iyo toban kalena qarax  ka dhacay deegaanka Bariiri ee goboolka Shabeellaha Hoose sida ay sheegaan dadka deegaanka. Qaraxa dadkan shacab ah ku waxyeeloobay ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso , waxaana qaarkood xaaladooda ay culus tahay isla markaana loo soo qaaday kuwa culus...

LAASCANOOD : Hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha rayidka & dagaalka oo laba kacleeyay
Post

LAASCANOOD : Hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha rayidka & dagaalka oo laba kacleeyay

Laascanood (Raxanreeb ) Wararka  ka imaanaya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas – markale  uu  dagaal ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Dagaalka ayaa ah mid u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ee gobolada Sool iyo sanaag kuwaas oo  in muddo ah halkaas ku dagaalamaya. Dagaalka  xoogiisa ayaa lagu soo...