Day: June 26, 2023

Home » Archives for June 26, 2023
Muxuu Farriintiisa ku sheegay Madaxa Wagner muxuuse ka tagay ?
Post

Muxuu Farriintiisa ku sheegay Madaxa Wagner muxuuse ka tagay ?

Madaxa kooxda Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa sheegay in farriintiisu u dambeysay ee uu soo dhigay barta Telegram in uu uga jawaabayey su'aalaha ugu muhiimsan ee dadku iska weydiinayeen talaabadiisii amar diidada ee uu Moscow ku aaday iyo dhacdooyinkii ay horseeday, iyo sida uu sheegay in oo saxo waxii "qalad loo fahmay".

BANKA-CARAFO : Qorshaha berri iyo 10 qodob.
Post

BANKA-CARAFO : Qorshaha berri iyo 10 qodob.

Riyadha (Raxanreeb ) Berri oo Salaasa ah waa maalin wayn, waa maalintii carafa ee maalmaha ka tilmaannayd. Waa maalin ka mid ah bilaha xurmada leh, waa maalin ka mid ah tobankii maalmood ee Ilaahay ku dhaartay, waa maalintii Ilaahay diintan dhammaystiray, waa maalin soonkeeda lagu dhaafayo laba sano danbigood, waa maalinta ugu badan ee Ilaahay...

Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray
Post

Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray

Garoowe (Raxanreeb ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah  u shaaciyay qodobada wax kaa bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka maamulkaas Bogga rasmiga ah ee Barlamaanka maamulkaas ayaa lagu shaaciyay dhammaan qodobada isbedelka lagu sameeyay kuwaas oo qayb ka ahaa khilaafka doorasho eek a jiray Puntland. ‘’Muwaadin Golaha Wakiillada Dowladda...

Ubax  la dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur
Post

Ubax la dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud ahaan halgankii gobannimo doonka ee Soomaaliya ayaa ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee Muqdisho. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka, hareeraha Taalada  Dhagaxtuur, halkaas oo sidoo kale Madaxwaynaha ay ku weheliyeen  xubno ka mid...

Muuse Biixi ‘’Xabad joojin baa diyaar u nahay oo ka dhaqan gasha Laascanood ‘’
Post

Muuse Biixi ‘’Xabad joojin baa diyaar u nahay oo ka dhaqan gasha Laascanood ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda magaalada  magaalada Laascaanood  halkaas oo labadii maalin ee u danbeysay  dagaal uu ku dhexmaray Somaliland  iyo kuwa  gobolada Sool iyo Sanaag. Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatada ka taagan Laascaanood laga soo abaabulay dibadda, isla-markaana halkaas laga geystay dil iyo dhaawac aan...

26-ka JUUN Muuse Biixi & MD Sheekh oo jeediyay hadalo iska soo horjeeda
Post

26-ka JUUN Muuse Biixi & MD Sheekh oo jeediyay hadalo iska soo horjeeda

Hargaysa (Raxanreeb ) Munaasabad  loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 63-aad ee kasoo wareegtay markii ay gobolada Waqooyi ee Somaliland xuriyadda ka qaadateen dalka Ingiriiska, ayaa  lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland. Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda 63-guurada ,, isaga oo si waafi ah u sharraxay marxaladihii kala...

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay
Post

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay

Muqdisho (Raxanreeb ) Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi ee dalkeenna isla markaana ay dowlad noqdeen. Somaliland, Waxaa gacanta ku hayey gumeystaha Ingiriiska in ka badan 70-sano, laakin arintaan waxaa lasoo afjaray maanta oo kale 26- June, 1960-kii. Ka hor xuriyadda gobolada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii, waxaa...