Garbahaaray (Raxanreeb ) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha Ahmed Madoobe u magacaabay gobolka Gedo Cabdullaahi Shimbiraalle. Dadka deegaanka ayaa isugu soo baxay Garoonka diyaarada magaalada kuwaas oo diiday in magaalada ay yimidaan diyaarada siday masuuliyiinta maamulka Ahmed u soo magacabay gobolka Gedo. Waxaa lagu...
Day: June 13, 2023
Maraykanka oo Shiinaha ku eedeeyey inay xarumo sirdoon ka samaysteen Cuba
Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Isniintii sheegay in Shiinuhu uu sannadkii 2019, ka sameeyey dalka Cuba ee deriska la ah Maraykanka, xarumo sirdoon oo horumarsan.
Kenya oo kariixeysa wada hadal toos ah oo ay la gasho dhinacyada isku haya Suudaan
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa muujiyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in uu kulan fool-ka-fool ah la yeesho jeneraalada isku haya Suudaan si loo xalliyo dhibaatada halkaas ka taagan.
CC muxuu ka yiri Hay’adda NISA
Ma ahan mid siloon sooyaalka hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee (NISA). Burburkii ka hor iyo ka diba waxay ahaan jirtay hay’ad lagu caburiyo laguna cabsi geliyo shacabka iyo siyaasiyiinta. Taasi waxay dhalisay in dad badan ay sas iyo sumcad xumi la xariiriyaan magaca Hay’adda.
Ciidanka Dowladda oo lagu wareejinayo Saldhigyadii ATMIS
Muqdisho (Raxanreeb ) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee Soomaaliya kuwaas oo qayb ka mid ah la shaaciyay in ay ka baxayaan dalka. Midowga Afrika ayaa sheegay , in dhawr saldhiga , oo Soomaaliya ay ku wareejinayaan ciidanka xoogga dalka , taas oo qayb...
‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni
Kampala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan warar sheegaya inuu dhintay , taas oo isla qabsatay dalka Uganda. Madaxwaynaha Museveni ayaa meesha ka saaray jiritaanka wararka xanta ah eek a jira dalkiisa ee ah inuu dhintay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19. Waxa uu sheegay Madaxwaynaha ...
Xasan Sheekh oo ku adkaysana doorasho qof & cod
Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo dadka ay doortaan hoggaamiyaha ay iyaga ay doonayaan. Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya ka sheegay shirka meertada 14aad ee ururka goboleedka IGAD oo ay ku sugan yihiin madaxda...