Day: June 25, 2023

Home » Archives for June 25, 2023
Shir Lidi ku ah Cali Jayte ee xanibaada Garoonka oo Jowhar ka dhacay
Post

Shir Lidi ku ah Cali Jayte ee xanibaada Garoonka oo Jowhar ka dhacay

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo  Axad ah waxaa ka dhacay shir ujeedkiisu ahaa ka hadalka amniga deegaanada maamulka Hirshabeelle. Shirkan waxaa ka qayb galay , wasiirada Hirshabeelle , saraakiisha maamulkaas iyo kuwa howlgalka ATMIS ee  ku sugan magaalada Jowhar Inta uu socday shirkan waxaa la isku waydaarsaday arrimo ay...

DENI oo xilkii ka  qaaday sarkaalka diidanaa Doorashada & cara ka dhalatay
Post

DENI oo xilkii ka  qaaday sarkaalka diidanaa Doorashada & cara ka dhalatay

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isbedel ku sameeyay maamulka gobolka Nugaal  , taas oo siyaabo kala duwan looga hadlay. Guddoomiyaha cusub ee gobolka Nugaal ayaa waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Abshir Faarax, halka ku xigeenkiisa 1-aad uu yahay Mukhtaar Faarax Jeer, waxaana ku xigeenka labaad ah Cabdiraxmaan Ciise Maxamed (Bariir)....

XOG -Amar uu soo saaray Cali Jeyte oo maanta ka dhaqan galay Baladweyne
Post

XOG -Amar uu soo saaray Cali Jeyte oo maanta ka dhaqan galay Baladweyne

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa ka sii daraysa xiisada ka  taagaan  Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledwayne , halkaas oo  Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte uu  diiday in diyaaradaha ay ka degaan. Maanta oo Axad ah waxaa gabi ahaanba xiran garoonka  Ugaas Khaliif , halkaas ka dib amar  ka soo baxay  Cali  Jaye Cusmaan oo...