Month: June 2023

Shirkadaha bixiya Abaalmarinada oo godkooda biyo ugu soo galay
Post

Shirkadaha bixiya Abaalmarinada oo godkooda biyo ugu soo galay

Muqdisho (Raxanreeb ) Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka Juun, 2023 kuna egtahay 10ka luulyo, 2023. Waxad iska diiwaan gelisaa Google Formka hoos ku xusan sidoo kale waxaad booqan kartaa xarunta...

Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka &  Dhuusmareeb oo maalina 1AAD u tahay
Post

Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka &  Dhuusmareeb oo maalina 1AAD u tahay

Muqdisho (Raxanreeb ) Maalintii labaad ayaa laga ciiday maanta meelo badan oo dalka ah waxaana socda qalida xoolaha si loogu sadaqaysto dadka masaakiinta ah. Dadbadan ayaa maalinkii labaad lagu arkayaa oo isugu soo baxay waddooyinka caasimaadda iyo qaar ka mid ah gobolada dalka . Laakiin maanta waxaa maalintii kowaad ay u tahay oo laga ciidayaa...

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah
Post

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been abuur ah oo doolar ah ganacsatada wax kaga iibsin jirin. Saraakiisha Booliska ayaa soo bandhigay nin ay sheegeen in meelo badan oo magaalada Muqdisho  ganacsato wax kaga iibsan jiray lacag been abuur ah Howlgal ciidanka...

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool
Post

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool

Dhadhaab (Raxanreeb ) Qaxootiga Soomaalida Xeryaha dhadhaab ayaa heli doona , xaquuq in muddo ah ka maqnayd oo ay dhawrayeen ka dib heshiis ay wada gareen Dowladda Kenya iyo Hay’adda UNHCR. Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in Qaxootiga  Xeryaha ku nool la deegaamayn doono si ay uga baxaan nolosha hadda ku jiraa oo ah mid aad...

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?
Post

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa markale ku celiyay  muhiimada ay leedahay in maamulkiisa  uu u baahan yahay wada- hadal uu la galo dadka deegaanka gobolka  Gedo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in talaabo kasta uu u qaadi doono sidii la isugu keeni lahaa dhinacyada siyaasadad ee degaanada maamulka  Jubbaland....

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya
Post

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya

NEWYORK (Raxanreeb ) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka ATMIS si  tartiib tariib ah ugu baxaan Soomaaliya. Waxa uu Golaha amnaanka sidoo kale isku raacay in  ciidanka ATMIS ay sii joogayaan Soomaaliya muddo lix bilood ah ka dibna ay qaadaan talabadii ay ugu bixi...

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud
Post

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka maanta oo Arbaca ah RBC uu ka helayo degmada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas dagaal uu ku dhaxmaray laba maleeshiyo beeleed. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka degmada Dhuusmareeb gaar ahaan halka loo yaqaano , Ilix oo hoostaga degaanka Ceeldheere. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqalayay jugta...

LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa  ku ciidaya Maxayse tahay sababta ?
Post

LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa  ku ciidaya Maxayse tahay sababta ?

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool oo ay dagaalo ka dhaceen waxaa ka barakacay qoysaskii ugu badanaa kuwaas oo gaaray meelo ka mid ah dalka. Magaalada wali waxa ka dhacaya iska hor imaadyo hubaysan kuwaas oo ay ka baxsadeen dadka rayidka ah ee ku noolaa magaalooyinka  gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Kuma...

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah
Post

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar badan . Ujeedka askartan ayaa lagu sheegay in ay tahay si ay u sugaan amniga inta lagu jiro damaashaadka maalmaha ciida oo dad badan  isugu soo baxa meelo badan oo magaalada ah. Goobaha dalxiiska ayaa ugu...