A Kenyan delegation met with leaders of Haiti’s national police on Monday, a day after arriving in the country as it assesses leading a possible United Nations-backed multinational security force to help police fight escalating gang warfare. “We are here to assess the needs of Haiti’s national police, better understand the situation and do our...
Month: August 2023
DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen dhaq dhaaqa ganacsiga qaar ka mid ah magaalada Bosaaso. Sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Bosaaso ayaa sheegaya , in goobo badan oo ganacsi ay xaniban yihiin sabab la xiriirta go’aan ganacsatada ay ku...
Madaale oo xariga ka jaray xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarig jaray xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u habeen lagu sameeyay, iyada oo lagu soo kor dhiyay agabya casri ah oo muwaadiniinta Soomaaliyeed u fududeynayo helida adeegyada ay u baahan yihiin, iyada oo xarigjarkan uu goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh).
Golaha Wasiirada oo ansixiyay qaraar cusub iyo xubno ka mid noqonaya
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah, waxaana goobjoog ahaa inta badan xubnaha golaha.
Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo shirka golaha wadatashiga qaranka. Shirkan waxaa ka qayb-galaysa madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa muqdisho iyo raiisalwasaare Xamse Cabi Bare. Shirka waxaa looga hadli-doona qodobada kala ah ,arimaha dibu xoraynta, dhamaystirka arimaha doorashooyinka...
Tirada dadkii ku nafwaayay Prigozhin oo lashaaciyay iyo Nin Mareekan oo kujiray
Ruushka (Raxanreeb ) diyaaradeed oo ka dhacay meel ku dhow tuullada Kuzhenkino ee gobalka Tver ee dalka Ruushka ayaa la xaqiijiyay in ay ku nafwaayay toban qof oo uu ku jiro madaxii kooxda calooshoos u shaqeystayaasha ee Wagner. Sidoo kale, diyaarada oo bur burkeeda shaki badan hareeyay ayaa soo dhacday xilli ay hawada ku jirtay, waxaana...
Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Xaasas ay qabeen AS
Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday darawal waday gaari lagu soo raray walxa Qarxa iyo shan haween oo saarnaa gaarigaas kuwaas oo Maxkamaddu sheegtay in ay ahaayeen xaasaska xubno ka tirsan Al-Shabaab. Maanta ayay Maxkamadda ku kala xukuntay kow Yusuf Cali Nuune Aadan Darawalkii gaariga Sedax sano oo Xabsi...
Influencers in Somalia are devastated after TikTok was banned in the country
Somali content creators are shattered after the country announced a ban on TikTok. The Somali government announced the ban is aimed to reduce false news dissemination and propaganda. advertisements”The minister of communications orders internet companies to stop the aforementioned applications, which terrorists and immoral groups use to spread constant horrific images and misinformation to the...
Kenyan officials meet with Haiti police to discuss gangfighting force
A Kenyan delegation met with leaders of Haiti’s national police on Monday, a day after arriving in the country as it assesses leading a possible United Nations-backed multinational security force to help police fight escalating gang warfare. “We are here to assess the needs of Haiti’s national police, better understand the situation and do our...
Two Somali journalists arrested for reporting on police, 1 remains in custody
Nairobi, August 23, 2023—The Committee to Protect Journalists on Wednesday called on Somali authorities to unconditionally release journalist Mohamed Ibrahim Osman Bulbul and stop intimidating media covering the security sector. On August 17, four plain-clothed security personnel arrested Mohamed, a reporter with the privately owned broadcaster Kaab TV, at Mogadishu University, where he studies part-time,...





