Month: August 2023

Arif Alvi MD Pakistaan oo saxiixiisay la abeen abuurtay
Post

Arif Alvi MD Pakistaan oo saxiixiisay la abeen abuurtay

Islamabad (Raxanreeb )  Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi ayaa sheegay inuu diiday inuu saxiixo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la sheegay inay kor u qaadayaan awoodda dacwado loogu soo oogi karo dadka loo arko inay ka soo horjeedaan milateriga dalkaas. Madaxweynaha Pakistan ayaa bartiisa X, ee hore loogu yaqaanay Twitter...

“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”
Post

“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”

Amsterdam (Raxanreeb) Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabayso wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab isla markaana uu hoggaaminayo oo dhuusmareeb kala soconayo Madaxwaynaha Soomaaliya. Sida Dowladd Soomaaliya ay u wajahayso howlgaladan ayaa hada lagalinayaa shaki badan oo la xiriira awooda iyo  qorshaha lagu wajahayo , maadama ay muuqayso in...

“Taariikhdu dadkay bartaaDunida waayaheedee”
Post

“Taariikhdu dadkay bartaaDunida waayaheedee”

Muqdisho (Raxanreeb )Waxaan cambaaraynayaa rasaasta la huwiyey mudaaharaadkii maanta Muqdisho ka dhacay. Raali kama ihi rabshadaha iyo dhagaxtuurka dibadbaxayaasha, waxaase ka halis wayn adeegsiga rasaasta nool. Sawirada halkan ka muuqda waa 19 Febraayo 2021, waxaa rasaas na huwiyey ciidanka Dawladda. Maalinkaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii xilka kaga horreeyey Shariif Sh. Axmad waxaa ku hareeraysnaa...

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale
Post

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog cusub ayaa ka soo baxaya sababta keentay in weerar lagu qaaday  Generaal Sheegow oo ciidanka  Dowladda ay ka soo qabteen degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Sida ay xogaha ay sheegayaan waxa jira , saraakiil hore oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo hub iyo ciidamo fara badan  ku dhax sida magaalada...

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira
Post

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira

Garoowe (Raxanreeb )  Inta la xaqiijiyay  laba askari  oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa dhintay kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah iyo ciidamada saldhiga  Garoowe. Taliye ku xigeenka booliska  Nugaal ayaa  sheegay in dagaalka uu dhexeeyay ciidamada amniga iyo koox hubeysan oo tegtay saldhigga Israac , kaas oo qaatay wax ka badan...

Xidh. Duniyo ‘’Waa midab sooc weerarka lagu qaaday Generaal Sheegow”
Post

Xidh. Duniyo ‘’Waa midab sooc weerarka lagu qaaday Generaal Sheegow”

Muqdisho (Raxanreeb ) Weerarkii Dowladda Soomaaliya ay ku qaaday , Generaal Sheegow isla markaana lagu xiray ayaa waxaa ka dhashay hadal hayn iyo beelaha qaar si adag ay uga hadlaan. Magaalada Muqdisho waxaa isugu soo baxay siyaasiin iyo xildhibaano beel ahaan ka  uu ka soo jeedo Generaalka laga soo jeebeeyay degmada Dharkanlay halkaas oo uu...

Bulbul oo   ku jiro afduub & Garsoore  la horgeeyay maanta
Post

Bulbul oo   ku jiro afduub & Garsoore  la horgeeyay maanta

Muqdisho (Raxanreeb ) Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mr. Mohamed Ibrahim Bulbul ayaa barqadii maanta loo kexeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir, halkaasoo si la yaab leh ay boolisku u qirteen in qabashadiisu aysan u heyn wax sharci ah. Waxay ku eedeeyeen taliska NISA inay u keeneen oo boolisku soo qabanin Bulbul....

Kulankii BFS oo baaqday maanta
Post

Kulankii BFS oo baaqday maanta

Kulan xasaasi ah oo ay maanta xildhibaanada Golaha Shacabka ku lahaayeen xarunta Villa Hargeysa ayaa baaqday, sababo la xiriira kooram la’aan, sida uu shaaca ka qaaday guddoonka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.