Day: September 12, 2023

Saldhig ku yaala Muqdisho  oo AS maxaabiis ay kala baxeen
Post

Saldhig ku yaala Muqdisho  oo AS maxaabiis ay kala baxeen

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar ay dusiyeen xubno ka mid ah NISA – oo ka howlgala degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saldhiga degmada Kooxda Al- Shabaab ay kala baxeen maxabiis Maxaabiistan oo ay ku jireen saraakiil muhiim ah ayay kooxda la baxday weerarkii dhawaan ay ku qaadeen saldhiga degmada Kaxda halkaas oo xubnahan...

OGOW Sheekooyin DF ay qarisay oo ka jira Garoonka Aadan Cadde.
Post

OGOW Sheekooyin DF ay qarisay oo ka jira Garoonka Aadan Cadde.

Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha ciidanka ATMIS ee ku sugan Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay dhaqdhaaqa Garoonka ka dib shaqaaqo ka dhalatay dil ciidanka ATMIS u gaysteen muwaadin Soomaaliyeed. Jahwareer ayaa ka taagnaa tan iyo shalay dhaqdhaaqa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho sabab la xiriirta go’aanka ka soo baxay saraakiisha ciidanka ATMIS ee...