Month: September 2023

Askar dhac geysanaayay oo gacanta lagu soo dhigay
Post

Askar dhac geysanaayay oo gacanta lagu soo dhigay

Muqdisho (Raxanreeb ) booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala deegaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay askar katirsan ciidanka xoogga dalka oo dad shacab ah dhac iyo dhibaatooyin kalaba u geesanayay. Sidoo kale, Ciidanka booliiska ayaana ku guuleestay in ay qabtaan saddex nin oo la sheegay in ay katirsan yihiin ciidanka xoogga dalka,...

DF oo go’aan ka soo saartay ka ganacsiga Gargaarka
Post

DF oo go’aan ka soo saartay ka ganacsiga Gargaarka

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaan mamnuucday in laga ganacsado gargaarka bini’aadannimo ee dalka la keeno, kaddib warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo wada saareen Hay’adda Maareynta, Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya, Wasaaradaha gargaarka maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa...

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 AS ah + howlgal socda
Post

Itoobiya oo shaaca ka qaaday dilka 462 AS ah + howlgal socda

Addis Ababa (Raxanreeb ) War  ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa looga hadlay weerar la sheegay in kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen kolonyo ay lahaayeen ciidanka Itoobiya oo qayb ka ah howlgalka ATMIS kuwaas oo ku sugan koonfurta dalka. In weerarkaas ay ku dhinteen in ka ka badan 462 dagaalame isla markaana ay jiraan...

Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo iska maqan
Post

Ciidanka Puntland oo mushaar la’aan ah iyo DENI oo iska maqan

Muqdisho (Raxamnreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in ciidanka maamulkaas ay wajahayaan xaalad mushaar  la’aan ah. Siyaasiinta deegaanada Puntland ayaa sheegay  in tan wax badan ay u dhami karto hanaanka  maamulka  maadama tabashooyinka laga qabo saciid DENI ay is biirsadeen. Mushaar la’aanta baahsan ee ciidamada ayaa marar kala duwan...

Post

UK Announces £5 Million in Funding for Somalia’s Security Forces

The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia’s Security Forces (SSF). The new funding was announced during a meeting between Somalia’s National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK’s Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame...

Post

11 Somali soldiers killed as AU forces start second round of troop drawdown

Eleven Somali government soldiers were killed and three others injured in a roadside explosion Monday in the southwestern Gedo region, officials said, as the African Union peacekeeping force began a second round of troop withdrawals. The explosion targeted a convoy of military vehicles between the towns of Luuq and Doolow, deputy governor of security and...