A suicide bomber blew himself up at a shop selling tea in Somalia’s capital, killing at least seven people, police and witnesses have said. The explosion on Friday occurred inside a tea shop in Bar Bulsho Mogadishu near the presidential palace in central Somalia, said police spokesman Sadik Dudishe. “All the casualties were people spending...
Month: September 2023
US pleads urgent action in phone call to Ethiopia
The United States says it is concerned about conflicts in Ethiopia’s Amhara and Oromia regions, and has appealed for political dialogue to end them. In a call with Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed, the US Secretary of State Antony Blinken called for human rights to be protected. According to an independent monitoring group called the...
SOCUS RY oo ka dhisan dalka Finland oo qalab Sports guddoonsiisay Bulsho Youth Academey.
Muqdisho (Raxanreeb) Qalab sports oo heerkiisu sarreeyo ayaa Hay’adda SOCUS RY oo ah Hay’ad ka shaqeysa dhiirri galinta iyo taageeridda dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha waxay ku wareejisay Bulsho Youth Academy oo ah Akadeemiyad magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dayniile. Maamulka, Macallimiinta iyo Taageerayaasha Bulsho Youth Academy ayaa u mahad celiyay Hay’adda SOCUS RY iyo maamulkeeda oo uu ugu horreeyo Guddoomiye...
MUQDISHO :Tirada qarax ismaadiim ah oo ka dhacay Ceelasha oo kordhay.
Muqdisho (Raxanreeb )Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacay fariisin ay ciidanka xasilinta ku leeyihiin isgoyska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan la xiriira sida uu u dhacay qaraxan oo qalqal galiyay amniga deegaanka Ceelashabiyaha ee duleedka magaalada...
Yaa ah Muwaadin Soomaaliyeed?
ARAR : Zurich (Raxanreeb ) Waa maqaal aan ujeedkiisa iyo dulucdiisaba kala soo dhexbaxay qabyo-qoraal dheer oo wejiyo-iyo-ujeeddo-badan ah. Waa qoraal isugu jira wacyigelin iyo aqoon-kororsi. Waxaan maqaalka CASHAR ahaan ugu talagalay shacab-waynaha Soomaalida.Maqaalka oo ka kooban saddex bog, waxaan si gaar ah ugu talagalay keliya dadka u ehelka ah wax-akhriska ee dulqaadka, kartida iyo...
DOOD & Shaki ka dhashay weerarada joogtada ah ee ka dhacaya Hiiraan.
Buulaburde (Raxanreeb ) ka dib weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Buulaburde kaas oo khasaare badan gaystay ayaa waxaa soo baxaya shaki badan. Waxa ka horeeyay qaraxa ismiidaaminta ah ee ka dhacay Buulaburde mid kale oo isagana ka dhacay magaalada Beledwayne ee gobolka Hiriaan. Labaduba waxay gaysteen khasaare lixaad leh oo soo gaaray rayid...
Maxay salka ku haysay in korortada laga damiyo Dhuusmareeb ?
Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xalay korontada laga damiyay magaaladaas. Dad ku sugan Dhuusmareeb ayaa sheegaya in waddooyin ka mid ah magaaladaas loo diiday isu socodka , halkaas oo uu ku sugan yahay MD Xasan Sheekh Maxamuud. Cabsi xoogan ayaa la sheegayaa in xalay ay...
MD Saciid Deni oo laga baafinayo Puntland & halka uu hadda ku sugan yahay
Garoowe ( Raxanreeb ) in ka badan 40 maalin ayuu safar dibad ah ku maqan yahay Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu shaqo dibada ah ku maqan yahay howsha xukuumaddana uu wado ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Hadalkan waxa uu ka danbeeyay markii xubnaha mucaaradka...
Shiinaha oo ka jawaabay Gujiska ay sameysatay Taiwan
Taiwan ayaa daaha ka rogtay Gujiskii ugu horeeyay ee ay samaysato, iyadoo doonaysa inay ka hortagto awooda bada ee Shiinaha oo sii kordheysa.
Dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo taageeray codsigii Xasan Sheekh
Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsgii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilod ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS, sida ay xaqiijisay VOA.







