Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaja bani’aadanimada ayaa aad u boggaadiyay ardayda ku sugan Dhuusamareeb oo maanta dhigay isku soo baxa ay ku muujinayaan sida ay ugu xun yihiin dilkii xalay magaaladaasi loogu gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato.