Day: November 14, 2023

Home » Archives for November 14, 2023
WARCUSUB : Khaatumo oo laga reebay cayaaraha maamul goboleedyada – yaa leh amarkaas ?
Post

WARCUSUB : Khaatumo oo laga reebay cayaaraha maamul goboleedyada – yaa leh amarkaas ?

Raxanreen (Muqdisho ) Tartanka Kubada Cagta ee maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa laga reebay xulka Kubada Cagta ee ku ciyaarta magaca SSC Khaatumo . Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee XFS ayaa gaartay Go’aanka Tartanka looga reebay Maamulka Khaatumo maadaama iyadu ay qaban qaabiso. Wali ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay Xiriirka iyo Wasaaradda. Lakin...

Mucaaradka Puntland oo sheegay in si iskood ah u qabanayaan doorasho
Post

Mucaaradka Puntland oo sheegay in si iskood ah u qabanayaan doorasho

Garoowe (Raxanreeb ) War ka soo baxay xubnaha mucaaradka maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay  ak walaacsan yihiin hubanti la’aanta doorasho ee Puntland . War maanta oo Talaada ah ka soo baxay mucaaradka maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ay qaban doonaan doorasho madax banaan oo si iskood ah . Qoraalka ka soo baxay ...

Post

Eritrea withdrew from 2026 World Cup qualifying ‘over fears players will flee’

Eritrea’s football federation withdrew its men’s team from 2026 World Cup qualifying owing to fears that players would attempt to seek political asylum during trips abroad, according to sources close to the squad. A joint statement from Fifa and the Confederation of African Football (Caf) on Friday said that “all of Eritrea’s matches have been...

Post

‘We know how violence ends, and the consequences,’ Somalia’s president tells Arab News

Somalia knows from bitter experience that a political end cannot be reached by means of violence, Hassan Sheikh Mohamud, the Somali president, has said, discussing the ongoing cycle of violence between Israel and the Palestinians. After decades of political instability, terrorist violence, and foreign intervention, the war-scarred nation on the Horn of Africa has seen...

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh
Post

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh

Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii   ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo  iyo Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI. Labada masuul ayaa in mudda ah u dhaxeysay khilaaf ka dhashay magacaabistii Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare iyo arriamaha doorashooyinka 15-kii May In mudda ah waxaa...

Garaad Jaamac ”Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ”
Post

Garaad Jaamac ”Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ”

Laascanood (Raxanreeb ) Abaalbul dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xilligan Somaliland ay ka wado deegaanadii hore looga saaray ciidanka Somaliland ka dib  dagaal halkaas kui dhaxmaray ciidanka Somaliland iyo SSC Dhawr jeer ayaa deegaanada u dhaxeeya labada dhinac ee Somaliland iyo SSC Khatumo ku dhaxmaray dagaal khasaare gaystay isla markaana waxaa laga soo saaray...