Rishi Sunak’s government will discover next Wednesday whether its flagship immigration policy of sending asylum seekers to Rwanda is lawful. The supreme court will give its judgment after the Home Office challenged a court of appeal ruling that the multimillion-pound deal to send deported asylum seekers to the east African nation was unlawful If the...
Month: November 2023
Saudi crown prince, African leaders call for end to war in Gaza
Saudi Arabia’s crown prince on Friday called for an end to the war in Gaza, a stance later echoed in a declaration with African leaders attending a summit in Riyadh. “We condemn what the Gaza Strip is facing from military assault, targeting of civilians, the violations of international law by the Israeli occupation authorities,” Crown...
Xamze Barre”Dowladdu ma awoodo iney waddooyin cusub dhisto”
Muqdisho (Raxanreeb) R/Wasaaraha Somalia Xamze Cabdi Barre ayaa xalay ka qeyb galay kulan uu soo qaban qaabiyay taliyaha boliiska Jeneraal Sulub Axmed Fariin iyo Wasaaradda amniga ayuu Xamze Cabdi Barre ka sheegay in xukuumadiisa Dan Qaran ey ka go’antahy tayeenta ciidanka boliiska. Sidoo kale, Xamze ayaa sheegay inuu soo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay shirka wuxuuna...
MD Xasan oo si ka duwan qabkii Xamza uga hadlay dagaalka Gaza
Riyadh(Raxanreeb) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka hadlay fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga Falastiin iyo joojinta duqeymaha ka socoda Qasa. “Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah xaban joojin loo sameeyo, iyo imaatinka gargaar bini’aadanimo si loo caawiyo kuwo nugul. Waxaan sidoo...
Buundadii degmada Baardheere oo go’day iyo xaalada magaalada oo cakiran
Raxanreeb ( Baardheere ) Laba dhinac ayay u kala go’ aday degmada Baardheere ee gobolka Gedo ka dib markii ay go’ day gabi ahaanba Buundadii degmada ay lahayd. Buundadan ayaa ahayd mid muhiim u ah isu socodka dadka iyo gadiid ee nolosha degmada Baardheere waxaana hadda muuqata in magaaladu ay noqotay laba dhinac oo go’...
DIL salka ku haya aar- goosi qabiil oo ka sii socda Galmudug
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa lagu dilay qof dhallinyara ahaa oo ka mid ahaa dadka deegaanka aadna looga yaqaanay magaaalada. Dad ku sugan Dhuusmareeb ayaa sheegay in dilka wiilka dhallinyarada ah ay ka danbeeyeen koox hubaysan oo dilka ka dib goobta isaga baxsaday. Dilkan ayaa la sheegayaa in salka uu ku...
Howlgalo teel teel ah oo ka socda Mudug & Galgaduud – ma gaabis ayaa jira
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howgal teel teel ah ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in howlgaladan u jeedkooda uu yahay sidoo loo sugi lahaa amniga deegaanada maamulka Galmudug oo ay ka socdeen howlgalo ay ku sugayaan amniga. Waxa lagu...
Wasiirada XFS oo ansixiyay sharci muhiim ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka (Cyper Security) iyo Xeer Nidaamiyaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Golaha ayaa la horkeenay warbixinta baaxadda dhibaatada ka dhalatay roobabka iyo daadadka El-nino ee ka da’ay gobollo badan oo ka mid ah dalka, waxa ayna goluhu fareen hay’adaha ka shaqeynaya gurmadka in...
Blinken: oo ku baaqay Dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Gaza & …
Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka, Anthony Blinken ayaa Arbacadii shalay ku baaqay dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed iyo Marinka Gaza oo mideysan., ka dib marka dagaalka hadda socdaa uu dhamaado. Arrintan ayaa ah tallaabo ay Falastiin dawlad buuxda ku noqon karto.
Dowladda Uk oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Garowe
Dowladda UK ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadashay xaaladda cakiran ee Puntland, gaar ahaan muranka hareeray doorashada.







