Day: December 7, 2023

Home » Archives for December 7, 2023
SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka  goobaha ganacsiga ee Muqdisho.
Post

SAWIR GUUD Natiijada Kaamirooyinka  goobaha ganacsiga ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Meelo badan oo magaalada Muqdisho ah waxaa lagu dhejiyay  kaamirooyinka wax basaasa ka dib amar ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Inkastoo meelo ka mid ah caasimada ay ka dhaqan gashay , hadana taas waxa ay keentay in meesha uu ka baxo ganacsiyo markii hore jiray oo ay ku tiirsanayeen...

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday
Post

Wakiilada Puntland oo sii joogi doona sanad & DENI oo talaabo qaaday

Garoowe (Raxanreeb ) Golaha wakiilada Puntland ayaa saaka u codeeyey in sannad kale ay sii joogaan ayna dooranayaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiis 8 January. Go’aankan ayaa  yimid ka dib markii maanta oo Khamiis ah Golaha wakiilada Puntland fadhi ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee Puntland. Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa  tanaasulay Doorashadii ‘Qof iyo Codka...

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?
Post

Xasan muxuu ka yiri go’aanka DENI ee doorashada Puntland ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in...