Saraakiisha ciidamada badda ee Ingiriiska ayaa sheegay in labo qarax laga soo sheegay badda cas, kuwaasoo uu soo wariyey markab ku socdaalayay xeebaha Yemen.
Month: December 2023
Maxaa keenay inay kordhaan weerarada Burcad Badeedda?
Kooxaha burcad badeedda Soomaalida ayaa sii kordhiyay dhaqdhaqaaqyada iyo weerarada ay dhowaan ka billaabeen xeebaha Soomaaliya iyo biyaha gacanka Cadmeed ee u dhaxeeya Soomaaliya, iyo Yemen.
Dooni kooxaha Burcad badeeda soo qafasheen oo loo jiheeyey xeebaha Puntland.
Sanca (Raxanreeb ) kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa qaaday weerar cusub oo ka dhan ah Maraakiibta shixnada sida ee adeegsanaya badda cas halkaas oo ay ka jirto khatar xaga xaga burcad badeeda Soomaalida. Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa maalmahan qaaaday weeraro joogta ah kuwaas oo ay ku doonayeen inay ku afduubtaan Maraakiibta shixnadaha sida ,...
Injineer ka tirsan shirkadda Hormuud oo qarax lala eegtay
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay gaari uu lahaa Injineer ka tirsan Shirkadda Hormuud.
Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeymo ka dhacay dalka
Muqdisho (Muqdisho) Maalmihii la soo dhaafay deegaano badan oo dalka ah ayaa Dowladda Soomaaliya iyo saxiibadeeda waxa ay ka wadaan beegsiga xubno ka mid ah kooxda Al Shabaab Saraakiil ka tirsan Dowlada ayaa warbaahinta u sheegay in duqeymahaas ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray kooxda Al Shabaab oo ay...
Xasan Sheekh iyo mucaaradka oo isku fahmi waayay wax ka bedelka Dastuurka
Muqdisho (Raxanreeb) Villa Soomaaliya waxaa maalmahan ka socday kulamo ay lahaayeen Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka oo uu ka mid yahay madaxwaynihii hore ee Dowladii KMG ahayd Seekh Shariif Sheekh Axmed . kulankan oo ahaa mid la isku soo noq noqday maalmo ayaa dood adag laga yeeshay sid ay tahay in xiligan wax loogu...
Ciidamo ka tirsan Dowladda oo qaraxyo lagula eegtay MUQDISHO.
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax xoogan oo laga maqlay guud ahaan degmooyinka magalada muqdisho ee caasimadda dalka. Qaraxan waxa uu ka dhacay meel u dhaw Hotel Ramadaan ee degmada Yaaqshiid waxaana la sheegayaa in uu haleelay gaari Saaruf ah. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in waxyeelo ay soo gaartay ciidanka lala eegtay qaraxa kuwaas oo loola cararay isbitaalada...
Sawirro: SoDMA oo Gobolka Banaadir ku wareejisay gargaar dhan 3,800 oo tan
Hay’adda Maaraynta iyo Musiibooyinka Qaranka SoDMA, ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir, ku wareejisay gargaar dhan 3,800 oo tan oo u dhiganta deeq gaari karta 150 kun qoys sida uu sheegay Guddoomiyaha hay'addaasi ee Maxamuud Macallin Cabdulle.
Israa’iil oo si arxan darra ah u duqeysay Marinka GAZA.
GAZA (Raxanreeb ) Marinka GAZA waxaa ka sii socda duqeymaha Israa’iil ay la beegsanayso goobaha muhiimka ah ee ay ku nool yihiin dadka rayidka ah taas oo keentay walaac hor leh oo laga qabo xaaladda. Wakaalada wararka AFP ayaa sheegtay in diyaaaradaha dagaalka Israa’iil ay kordhiyeen weerarada ay ka gaysanayaan Marinka GAZA halkaas oo dad...
Qoysas ku go’doomay fatahaadaha Jubbaland
Kismaayo (Raxanreeb) Qoysas caruur iyo haween u badan oo muddo laba maalin ah ku go’doonsanaa fatahaad saameysay degaano hoos taga degmada Jamaame ayey ciidamada Jubaland soo badbaadiyeen. Xubno isugu jira Xildhibaano heer Federaal ah, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, Lataliyaal sare aqoonyahano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaal ku tagay degaanada waqooyi ee gobolka Jubada hoose...