Day: January 10, 2024

Home » Archives for January 10, 2024
Kooxda Al-Shabaab oo afduubtay Helicopter ay leedahay Q.M
Post

Kooxda Al-Shabaab oo afduubtay Helicopter ay leedahay Q.M

Muqdisho (Raxanreeb ) Helicopter ay leedahay Qarama Midoobay oo maanta ka duushay magaalada Baladweyne kuna sii jeeday deegaanka Wisil ee Gobolka mudug ayaa la sheegay in ay ka degtay deegaanka Xiindheere Ee Gobolka Galgaduud halkaas oo ay hesytaan AS. Diyaaradaan Helicopterka ah ayaa la sheegay in ay saarnaayeen 8 ka mid ah shaqaalaha UN, hub...

Post

SJS condemns attacks on media and journalists; calls for respect for freedom of press

MOGADISHU, Somalia 9 January, 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the recent surge in attacks targeting critical media institutions and detention of journalists in Hargeysa and Mogadishu. On the night of Saturday, January 6, 2024, Somaliland police conducted a raid on the MM Somali TV studio, a privately-owned station, in Hargeisa during a...

Shaqo kama socoto  Barlamaanka shalay Aqalka Sare maanta Golaha shacabka.
Post

Shaqo kama socoto  Barlamaanka shalay Aqalka Sare maanta Golaha shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa si isdaba jooga ah u baaqanaya fadhiyada Barlamaanka labadiisa Aqal waxaana Guddoonka uu jeedinayaa digniino la xiriirta maqnaanshaha xildhibaanada. Fadhiyada Barlamaanka waxaa hareeyay kooram la’aan sida ay warbaahinta u sheegeen Guddoonada Barlamaanka labadiisa Aqal  kuwaas oo diray digniino dhawr ah. Shalay , Guddoomiyaha Aqalka Sare Abdi Hashi ayaa sheegay in nasiib...

WARCUSUB : Qarax ka dhacay MUQDISHO & Booliska oo hadlay.
Post

WARCUSUB : Qarax ka dhacay MUQDISHO & Booliska oo hadlay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax xooggan oo la sheegay in boors lagu soo xiray ayaa maanta oo Arbaca ah ka dhacay suuq ku yaala degmada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho. Qaraxan waxa uu saameyn ku yeeshay  – ganacsiga suuqa Xamarwayne , mana jiraan khasaare nafeed uu  u gaystay sida ay sheegeen ganacstada oo  nala hadlay goor dhaw....

Hantida Eithobia oo lala wareegi doono haddii deynta iska bixin.
Post

Hantida Eithobia oo lala wareegi doono haddii deynta iska bixin.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ethiopia ayaa ku guuldareysatay iney iska bixiso lacagaha dulsaarka ku ah deymanka lagu leeyahay,  sidaa waxaa sheegay Masuul u hadlay dowladda Ethiopia Dowladda Ethiopia ayaa lagu leeyahay deyn dhan $139 Billion , waxaana lacagahaan intooda badan ku leh wadanka China 🇨🇳, waxaana ku jira lacagihii Ethopia loogu dhisay wadada Trein ka ah...