Day: January 31, 2024

Home » Archives for January 31, 2024
Mareykanka oo warkale ka soo saaray xiisadda Soomaaliya & Itoobiya.
Post

Mareykanka oo warkale ka soo saaray xiisadda Soomaaliya & Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa markale ka hadashay heshiiskii Is-afgarad ee ay Dowladda Itoobiya la saxiixatay Maamulka Somaliland iyo xad-gudubka ay Addis Ababa kula kacday madaxbannaanida Soomaaliya. Qoraal la soo dhigay degelka X (Twitter) ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sidan lagu yiri: “Mareykanka waxa uu la wadaaga Midowga Africa, IGAD, Ururada kale ee...

Ciidanka Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho oo askar iska dilay.
Post

Ciidanka Dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho oo askar iska dilay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo   ka  tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah uu dagaal ku dhaxmaray xaafado ka mid ah degmada  Dayniile ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan  maanta waxa uu ka dhacay Aargada Degmada Dayniile halkaas oo hub a isku  adeegsadeen ciidanka  Dowladda  . In  ku dhaw  seddax qof ayaa ku geeriyootay halka  laba kalena ...

Yaa laga sugayaa waqtiga shirwayne la filayo inuu ka dhaco Garoowe ?
Post

Yaa laga sugayaa waqtiga shirwayne la filayo inuu ka dhaco Garoowe ?

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirwayne ujeedkiisu uu yahay dib  u heshiisiin  madaxdii hore , madaxda hadda iyo qaybaha bulshada Soomaalidda. Shirkan waxaa ku baaqay madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxaana ku raacay , madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa qorshuhu yahay in madashan lagu...

DFS oo Talyaaniga ka dalbatay difaac
Post

DFS oo Talyaaniga ka dalbatay difaac

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo kamid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan magaalada Roma ayaa kulan gaar ah la yeeshay dhiggiisa dalka Talyaaniga, Guido Crosetto.

Farmaajo oo shaaciyay  markii ugu  horeysay shirkii uu la qaatay MW Xasan .
Post

Farmaajo oo shaaciyay  markii ugu  horeysay shirkii uu la qaatay MW Xasan .

Doha (Raxanreeb ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa daboolka ka qaaday wadahadalkii isaga iyo Xasan Sheekh, Madaxweynaha JFS ku dhexmaray magaalada Dooxa toddobaadkii hore. Waxa uu yiri: “Kulankii u danbeeyey ee aan Dooxa kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa aannu kaga wada hadalnay muhiimadda ay leedahay inuu hoggaamiyo wadatashi heer qaran...