Month: January 2024

DENI , Faroole , Omar Abdirashiid & xubno kale  oo go’ aan adag ka qaatay Xasan Sheekh
Post

DENI , Faroole , Omar Abdirashiid & xubno kale  oo go’ aan adag ka qaatay Xasan Sheekh

Garoowe (Raxanreeb) Shir magaalada Garoowe ka dhacay isla markaana ay isugu yimaadeen madax hadda ah ee kuwa hore ee Puntland ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyo siyaasadda Madaxwayne Xasan uu ku wajahayo xaalada dalka gaar ahaan arrimaha Dastuurka. Shirkan waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha dib loo doortay Puntland Saciid Deni , Cabdiraxmaan Faroole oo hore...

Xerada Xalane oo la weeraray & Xaaladda  Xamar sida ay tahay ! .
Post

Xerada Xalane oo la weeraray & Xaaladda Xamar sida ay tahay ! .

Muqdisho (Raxanreeb ) Tira hoobiyaal ayaa lagu weeraray xerada Xalane ee xeendhaabka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ila amni ah ayaa sheegaya ku dhawaad 5-hoobiye in ay ku dhaceen gudaha xerada halkaas oo saldhig u ah Hay’adaha Qaramada Midoobay , Safaarado & Ciidanka ATMIS. Dhawaqa hoobiyaashan ayaa ruxay xaafadaha ku dhaw dhaw xerada Xalane...

WARCUSUB : Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay askari ka tirsan Booliska Somaliland.
Post

WARCUSUB : Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay askari ka tirsan Booliska Somaliland.

Salaxlay (Raxanreeb ) Ciidanka Itoobiya ayaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland iyo qof shacab ah ku dilay deegaanka xadka ku yaala ee Qoolbuulalle oo ka tirsan degmada Sallaxlay. Labada Marxuum ayaa u dhintay toogasho ay ku sameeyeen Ciidanka Itoobiya ee xadka ku sugan. Dhacdadan ayaa argagax ku abuurtay degmada Salalaxlay , halkaas si aad...

Post

UN Helicopter, 9 staff captured by Al-Shabaab in Somalia: What we know so far.

The United Nations in Somalia confirmed that a UN-contracted helicopter, engaged in air medical evacuation, was captured by the Al-Qaeda-linked terror group Al-Shabaab on Wednesday. The helicopter, which initially departed from Mogadishu, was destined for Wisil but landed in Xiindheere, a village controlled by Al-Shabaab, as per district officials in Cadaado town. The UN has...

Somaliland ‘’Dowlada Xasan Sheekh ayaa Itoobiya la gashay heshiiska badda‘’
Post

Somaliland ‘’Dowlada Xasan Sheekh ayaa Itoobiya la gashay heshiiska badda‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa saaka sheegay laba heshiis oo dhinaca badda ah oo xukuumadda Soomaaliya saxiixday. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayuu sheegay laba bilood ka hor inuu cusboonaysiiyay heshiiska islamarkaana uu saxeexay wasiirkiisa Gaashaandhiggu. Taliska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Oo iibsaday baddii soomaaliya markay arkeen gugulufka soomaali oo mideeysan...

Post

Somaliland is pressing the 5G button against all odds

Somaliland, the breakaway region of Somalia, is making a bold leap into the future by embracing 5G technology. This rollout, amidst ongoing security concerns, poverty, hunger and a complex humanitarian situation, marks a significant step in the country’s reconstruction and development efforts. While its quest for international recognition remains in a holding pattern, Somaliland, which...

Post

Türkiye could step in if Ethiopia-Somaliland controversy turns sour

Türkiye could act as a mediator should a recent controversial port deal between Ethiopia and the self-declared Republic of Somaliland spiral into a regional crisis, according to an expert in international politics. The two sides signed a deal on Jan. 1 to grant landlocked Ethiopia commercial and military access to the Red Sea in return...

Karaash Oo Xilka Ku Wareejiyay Madaxweyne Kuxigeenka cusub.
Post

Karaash Oo Xilka Ku Wareejiyay Madaxweyne Kuxigeenka cusub.

Garoowe (Raxanreeb ) Maanta oo Khamiis ah Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay xaflada xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Cilmi Karaash oo xilka ku wareejiyey Madaxweyne Ku-xigeenka cusub  Ilyaas Cismaan Lugatoor. Waxa ay ka dhacday xafladan xarunta Madaxtooyada Puntland, waxaa ka qeybgalay Garsoorka Puntland, Golaha Wasiirada, Saraakiisha Amniga Madaxtooyada, Agaasimeyaasha Madaxtooyada. Madaxweyne Ku-xigeenka...

Illeen Doqoni Dibir kama Dheregto.
Post

Illeen Doqoni Dibir kama Dheregto.

Afeef: Qoraalkan gaaban ee baraarujinta ah waxaan diyaariyey inta uusan Madaxweye Xasan Sh. Maxamuud saxiixa ku duugin sharciga wax kama jiraanka ka dhigaya wixii ay Itoobiya iyo Somaliland ku sheegeen heshiis is-af-garad. Waa tallaabo in loo hambalyeeyo mudan oo aan is leeyahay inay hordhac fiican u tahay hibo-tusaaleynta qoraalkeygan xambaarsan yahay! Soomaalida badankeeda waxey ka...