Month: January 2024

Post

Somalia vows to defend sovereignty after Ethiopia-Somaliland deal

Somalia has promised to defend its territory by “any legal means” and recalled its ambassador to Ethiopia after Addis Ababa struck a deal with the breakaway region of Somaliland. Mogadishu called the surprise pact, which would give landlocked Ethiopia long-sought access to the Gulf of Aden, a “clear violation” of its sovereignty and appealed to...

Saraakiil  ka shiray sidii banaanka GAROOWE loogu saari lahaa ciidanka.
Post

Saraakiil  ka shiray sidii banaanka GAROOWE loogu saari lahaa ciidanka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalooyinka maamulka Puntland waxa wali ka taagan xiisada arrimaha doorashooyinka , waxaana cabsi badan ay ka jirtaa xaaladda sida isku bedeli karto maadama aan la hayn wax xal . Sida wararka laga helayo Puntland ay sheegayaan waxaa hadda magaalada Garoowe ka bilowday qorshe saraakiisha ciidanka ay ku doonayaan in ay  kaga hortagaan...

Adis Ababa ‘’Waxaan Aqoonsanahay madax banaanida Somaliland ‘’
Post

Adis Ababa ‘’Waxaan Aqoonsanahay madax banaanida Somaliland ‘’

Adis Ababa (Raxanreeb ) Wasiirka  arrimaha dibada  Itoobiya  oo  ka hadlayay heshiiska is afgaradka ah ee  Ra’iisulwasaare  Abiy Ahmed  iyo Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay mid dhaqan gal ah. Wasiirka arrimaha dibadda  Itoobiya Mesganu Arga ayaa  sheegay in  heshiiska  dhanka  badda ah ee ay la galeen  Somaliland micnahiisa uu yahay in...

Waddooyinka  Muqdisho  ‘’Ciidamo la dhigay’’ &  sababta waxa ay tahay.
Post

Waddooyinka  Muqdisho  ‘’Ciidamo la dhigay’’ &  sababta waxa ay tahay.

Muqdisho  (Raxanreeb )  Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Arbaca ah waxa  lagu arkayaa ciidamo ka  tirsan Dowladda Soomaaliya waxaana lagu in dad badan ay isugu soo baxaan. Isu soo baxaan oo uu soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir ayaa ujeedkiisu uu  yahay sidii dadka caasimada ku nool ay u muujin lahayeen sida ay ...

Maxaa kulmiyey Shirkii Jabuuti iyo Dhul boobka Ethiopia ?.
Post

Maxaa kulmiyey Shirkii Jabuuti iyo Dhul boobka Ethiopia ?.

Muqdisho  (Raxanreeb ) Magaalada  Jabuuti  ee dalka Jabuuti waxaa dhawaan kulmay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya Xasan  Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Labada  dhinac waxa ay ku kala saxiixdeen magaalada Heshiis dhinacyo badan , taabanaya , oo la xiriira Geedi socodka wada –  hadalada oo in mudda ah oo jiitamayay oo...

Isbarbardhigga awoodda milatari ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
Post

Isbarbardhigga awoodda milatari ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Muqdisho  (Raxanreeb ) Khilaaf dhanka diblomaasiyadda oo dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo shaacbaxay ka dib markii Itoobiya ay Jamhuuriyadda Gooni Isutaageeda ku dhawaaqday Somaliland la saxiixatay heshiis is afgarad ah oo ah in Itoobiya ay si ay u isticmaasho mid ka mid ah dekadaheeda. Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hore adeegsiga badda ugu...

DHAC laga soo sheegayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.
Post

DHAC laga soo sheegayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa laga soo sheegaya caawa in ay ka dhaceen dhac loo gaystay dadka ku nool xaafadaha qaar ee magaalada. Degmada Hodan ayaa ka mid ah meelaha caawa laga soo sheegayo in ay ka dhaceen falalka la xiriira dhaca sida ay ku warameen dad ku sugan degmada...

Post

Ethiopia: Building a Future-Ready Economy

The last two decades has been a transformative period for Ethiopia. In the hands of the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), with Tigray People’s Liberation Front (TPLF) at its core, the nation embarked on a robust growth trajectory. This was marked by a state-led development model, underpinned significantly by external financing, notably debt from...