Ciidamada booliska Muqdisho, oo sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ku eedeysan wiil uu adeer u yahay in uu ku gowracay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.
Month: January 2024
Rasaas lagu ku kala eryay dibadbaxyaal ka caraysay dil ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku kala eryay dad shacab ah oo bannaanbax ka dhigayay isgoyska Banaadir. Xiisadaan ayaa daba socota dil ciidanka dowladda ay u geysteen qof shacab ah oo aan weli la aasin. Ehelada marxuumka geeriyooday ayaa sheegay in aysan aasidoonin inta ay cadaalad ka helayaan. Waddooyin ka mid ah ayaa...
‘’Awoodda Masar yaan la tijaabin oo la handadin walaalhooda Soomaaliya”
Qaahira (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay...
PUNTLAND ‘’ Xasan Sheekh wuu imaanayaa Garoowe ‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa gaaray 24-kii saac ee la soo dhaafay madaxdii ugu badnayd kuwaas oo ka qayb galaya caleema saarka madaxwaynaha dib loo doortay Saciid Deni. Waxa wararka halkaas naga soo gaaraya ay sheegayaan in ay socoto qaban qabaadii ugu danbeysay ee caleema saarka madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni oo markale...
MW Xasan Sheekh oo lagu eedayay hurinta dagaal ka dhaca Somaliland.
Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland ayaa ku eedeeysay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaalya Xasan Sheekh in uu horkacayo dagaal lagaga soo horjeedo Somaliland. Hadalkan waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Somaliland Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Waxa uu sheegay in kadib markii uu is fahamku badu dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya, uu Madaxweyne Xasan Sheekh...
Shaki ka dhashay maxaabiis ka baxsatay saldhiga Dhuusmareeb.
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka Raxanreeb uu ka helayo degaanada Galmudug gaar ahaan dhuusmareeb ayaa sheegaya in halkaas ay ka baxsadeen saldhiga maxabiis loo haysto dambiyo kala duwan. Saraakiil ka tirsan Galmudug ayaa sheegay in ay wadaan sababaha keenay in saldhiga magaalada Dhuusmareeb ay ka baxsaan maxabiis eedo dhawr ah loo haystay. Sida aan wararka ku...
Ciidamada DF oo burburiyay goobo lagu diiwaan galiyo xubnaha cusub ee Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ka sameeyeen duleedka Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay, howlgalkaasiboo oo lagu qaaday Al-Shabaab.
Banaadir iyo Jubbaland oo galabta ku ciyaaraya Stadium Muqdisho
Ciyaar la wada sugayo ayaa la filayaa in galabta garoonka ciyaarraha ee Muqdisho Istaadyam ku dhexmarto kooxaha kubadda cagta ee Banaadir iyo Jubaland.
Ciidamo Mareykan oo ku dhaawacmay weeraro gantaalo oo ka dhacay dalka Ciraaq
Tiro ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay weerar gantaal oo lagu qaaday saldhig ciidamada cirka ah oo ku yaala Galbeedka Ciraaq.
Ethiopia issues apology to AfDB; investigations on missing funds not known yet
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has formally apologized to the African Development Bank (AfDB) for the tensions that arose last year, leading to the withdrawal of the bank’s international staff following an attack on senior officials. The AfDB confirmed the receipt of the apology, stating, “We have received formal apologies from Prime Minister Abiy Ahmed...