Day: March 9, 2024

Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah
Post

Xaakin ogolaaday in Maraykanku afar dal ka keeno 30,000 oo muhaajiriin ah

Houston (Raxanreeb )— Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madaxweyne Biden ee uu doonayey inuu qaxooti cusub kaga keeno illaa afar dal, hase ahaatee ay si aada uga horyimaadeen gobollada ay maamulaan xisbiga Jamhuurigu. Xaakinka lagu magcaabo Drew B. Tipton ayaa ogolaaday in sababo bini’aadanimo...

Gaajo ba’an oo ka jirta Marinka GAZA & macluul laga cabsi qabo.
Post

Gaajo ba’an oo ka jirta Marinka GAZA & macluul laga cabsi qabo.

Gaza (Raxanreeb ) – Marinka Gaza waxaa ka sii socda dhibaatooyinka ciidanka Israa’iil ay u gaysanayaan dadka halkaas ku nool waxaana sii kordhaysa gaajada ka jirta Marinka GAZA. Waxaa laga digayaa dhibaatada halkaas ka jirta inay gaarto meel halis ah oo aan waxba laga qaban karin sida ay sheegayaan Hay’adaha Qaramada Midoobay. Xaaladda Cunno la’aanta...

Guddoomiye degmo oo loo haysto ka mid ahaansha Al- Shabaab.
Post

Guddoomiye degmo oo loo haysto ka mid ahaansha Al- Shabaab.

Muqdisho  (Raxanreeb )- Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in  gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa sida ay sheegtay kooxda Al- Shabaab. Abuukar ayaa intii u dhaxeysay 2015 ilaa 2019 soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Wadajir, sidoo kale 2019 ilaa...

Golaha shacabka oo u yeeray wasiirka duulista- Buuq badan oo jira.
Post

Golaha shacabka oo u yeeray wasiirka duulista- Buuq badan oo jira.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiirka duuliska hawada si ay jawaab ugu bixiso su’aalo la xiriira lacag lagu soo rogay rakaabka ka dhoofaya Garoonka Aadan Cadde. Yeeritaanka Wasiirka duulista Marwo Fardowso ayaa daba socota cabasho 9 doolar ah oo shirkad gaar ah ay ku soo rogtay rakaabka taas oo ay ka...