Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta oo Axad ah waxaa maxkamada gobolka Banaadir u fariisatay , eeda loo haysto Sayid Cali oo loo haysto dilka xaaskiisa waxaana hore maxkamada gobolka Banaadir ugu soo xukuntay dil toogasho. Waxaa ku sugan Maxkamada racfaanka ehelada labada dhinac oo dhagaysanaya sida ay u socoto maxkamadaynta Sayid Cali. 45- maalin ka hor...

