Day: April 21, 2024

Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhageysaneysa Kiiska ninkii xaaskiisa ku gubay.
Post

Maxkamadda Racfaanka oo maanta dhageysaneysa Kiiska ninkii xaaskiisa ku gubay.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Maanta oo Axad ah waxaa  maxkamada gobolka Banaadir u fariisatay , eeda loo haysto Sayid Cali oo loo haysto dilka xaaskiisa waxaana hore maxkamada gobolka Banaadir ugu soo xukuntay dil toogasho. Waxaa ku sugan Maxkamada racfaanka ehelada labada dhinac oo dhagaysanaya sida ay u socoto maxkamadaynta Sayid Cali. 45- maalin ka hor...

Mareykanka oo Qorsheynaya in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan.
Post

Mareykanka oo Qorsheynaya in Canaqabateyn Lagu Soo Rogo General Xamdan.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiilada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Suudaan ah iyo taliyahooda, Maxamed Xamdaan Dagaalo. Sidoo kale guddiga waxay general dagalo iyo maleeshiyaadka uu huggaamiyo ku eedeeyeen xad-gudyo ka dhan ah xaquuqda...