Day: April 23, 2024

Home » Archives for April 23, 2024
Post

Turkiye to drill for oil off Somali coast next year.

Turkiye and Somalia signed an offshore oil and natural gas cooperation deal last month, further strengthening ties after agreeing a defence deal this year. According to the Turkish Ministry of Foreign Affairs, bilateral trade volume with Somalia reached $187.3 million in 2018 and $250.85 million in 2019. The total value of Turkish investments in Somalia...

XOG :  Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.
Post

XOG :  Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.

Kismaayo (Raxanreeb )- Magaalada Mudisho ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray madaxda maamul goboleedyada qaar marka laga  reebo Puntland iyo Jubbaland ee hoggaamiyaasha Saciid DENI iyo Axmed Madoobe. Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe oo xogo dheeraad ah ka soo baxaya imaanashihiisa Muqdisho. Shirka Maamul...

PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.
Post

PUNTLAND :   Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Garoowe.

Garoowe (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegaya in maanta oo Talaada ah uu ka dhacay xaafado ka mid ah magaaladaas. Sida wararka ay sheegayaan  Iska hor imaadka ayaa dhexmaray rag hubeysa kana dhashay is qabqabsi  dhanka dhulka ah oo  la isu qabsaday . Waxa uu ka dhacay iska...

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.
Post

Shir diyaaradeed khasaare gaystay oo ka dhacay Malaysia.

Malaysia (Raxanreeb )- 10 ka mid ah shaqaale diyaaradeed ayaa dhintay ka dib markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Malaysia, kuwaas oo si xun u burburay. Ciidamada badda ee Maleesiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in labada diyaaradood ay isku dhaceen...

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho
Post

Heshiiska difaaca Soomaliya & Turkey : Markab dagaal oo ku soo xirtay Dekada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )- Dekadda magaalada Muqdisho  waxaa ku soo xirtay  markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda Turkiga, markabkan ayaana qeyb ka noqon doona maraakiibta dagaalka Turkiga ee ilaalin doona xeebaha Soomaaliya. Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa horey u kala saxiixday heshiis ciidamada badda Turkiga ku xaqiijinayaan amniga xeebaha iyo biyaha Soomaaliya, kaddib heshiiskii carada...

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.
Post

Sunak ‘’Sogalootiga Rwanda ayaa la gaynayaa si deg deg ah ‘’.

London (Raxanreeb )- Raiisel wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ballan qaaday Isniintii in duulimaadyadii ugu horreeyay ee waddanku u masaafuriyo Rwanda ay ku bixi karaan 10-12 toddobaad gudahood. Sunak ayaa hadalkaan ka sheegay shir jaraa’id, isagoo kiiskiisa si toos ah ugu gudbiyay dadweynaha ka dib markii uu wacad ku maray usbuucii hore in baarlamaanku uu...