Month: April 2024

Post

SJS: Free journalist Mohamud Abdirashid Abdi arbitrarily detained in Luuq district, Gedo

The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for the immediate and unconditional freedom of journalist Mohamud Abdirashid Abdi who is detained in Luuq district of Gedo region since 1 April 2024. Mohamud, who freelances for the Nairobi-based humanitarian Radio Ergo, was detained on 1 April following a social media post that exposed the alleged injury of...

Post

Thousands of families have been displaced in Southern Mudug districts after Al-Shabaab returned them.

More than a few thousand families have been displaced in the areas of Badaweyne, Xinlabi, Aad and Amara, after these areas were recently recaptured by the Al-Shabaab group. Civil and regional wars have started since the beginning of 2024, which has led to the displacement of many people who fear retaliatory attacks against Al-Shabaab. The...

Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS.
Post

Puntland oo qaaday Talaabo kale oo ka caraysiisay DFS.

Adis Ababa (Raxanreeb )-  Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa gaaray xubno sar sare oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland. Wasiirka Duulista Hawada, Cabdillaahi Bile iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa si heer sare waxa waxa loogu sii dhaweeyay magaalada Addis Ababa,  ee dalka Itoobiya. Weftigan Duulista Hawada ee Puntland ayaa la kulmay Wasiir-dowlaha Gaadiidka...

Dowladda : Yaa xilka laga qaadi rabaa Yaase la magacabayaa !
Post

Dowladda : Yaa xilka laga qaadi rabaa Yaase la magacabayaa !

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar dheeraad ah ayaa soo baxaya isku shaandhaqayn aad loo hadal hayo oo lagu samayn doono dhawaan Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya. Sida xogaha la sheegaya meelaha ay saamayn doonto isku shaandhaynta ayaa ah Wasaaradaha amniga Qaranka , Arimaha gudaha & wasaaradda arimaha dibadda. Isbedalkan ayaa xukuumadda Soomaaliya samaynaysa ka dib markii maalmo ...

Lix Bilood Kadib Israel oo Ku Hungowday Soo Afjaridda Xamaas 
Post

Lix Bilood Kadib Israel oo Ku Hungowday Soo Afjaridda Xamaas 

Gaza (Raxanreeb )- Magaalada Gaza ee dhulka reer Falastiin ayaa waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamaas waxaana laga joogaa Lix bilood marki uu billowday dagaalka ay Israil ku qaadday Gaza, ee u dhaxeeya ciidankeeda iyo dagaalyahannada Xamaas. Dagaalkan oo noqday mid ka mid ah kuwi ugu burburka badnaa ee qarnigan 21-aad...

DEG -DEG : Kooxda AS oo weerar ku qaaday degmada Balcad.
Post

DEG -DEG : Kooxda AS oo weerar ku qaaday degmada Balcad.

Balcad (Raxanreeb )- Wararka saaka laga helayo degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas kooxda Al- Shabaab weerar ay ka gaysteen. Kooxda Alshabab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku soo qaaday Degmadda Balcad halkaas oo ay gudaha u galeen qeyb ka mid ah Magaaladda. Khasaare ayaa la sheegayaa inuu jiro laakiin lama hayo...

DENI ” Punlad danaheeda ayay kala macaamiilaysaa dal kasta “.
Post

DENI ” Punlad danaheeda ayay kala macaamiilaysaa dal kasta “.

Garoowe (Raxanreeb )- Dowlad goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixisay go’ aankii ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee la xiriiray cayrinta Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya. War ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in aysan quseyn go’ aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ee ku saabsan in la xiro Qunsilayada Itoobiya ee magaalada...

Ma guulaysan doonaa wajiga 2aad ee howlgalka AS ?.
Post

Ma guulaysan doonaa wajiga 2aad ee howlgalka AS ?.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) – Waxaa in muddo ah hakad uu ku yimid howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab kaas oo uu hormuud ka ahaaa Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Inta howlgalkan uu hakadka ku jiray waxaa la warinayaa in kooxda Al- Shabaab ay dib ula wareegeen deegaano dhawr ah oo hore gacantooda ay...