Day: May 18, 2024

Home » Archives for May 18, 2024
MUQDISHO : Maxkamadda  ciidanka  oo xukun dil ah ku xukuntay  Askari dil hore u gaystay.
Post

MUQDISHO : Maxkamadda  ciidanka  oo xukun dil ah ku xukuntay  Askari dil hore u gaystay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana ayaa loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi Muuse, inuu baxsad ka ahaa goobtiisa shaqo oo ah Deegaanka Shabeeloow Gobolka Galgaduud, lunsasho hanti dowladeed, Qalgal gelin Goob ganacsi, Xatooyo Xoolo Ciidan iyo Jabin Xeerka xakameynta...

Safarka Xasan Sheekh oo KENYA oo daaran laba ujeedo oo kala duwan.
Post

Safarka Xasan Sheekh oo KENYA oo daaran laba ujeedo oo kala duwan.

Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safar ku tagay magaalada Nairobi,  ee dalka Kenya ka dib markii martiqaad uu ka helay Madaxwaynaha Kenya William Ruto. inkasto aysan faah-faahin Villa Somalia qorshaha safar haddana waxaaa soo baxay warar sheegayo inuu Madaxweynaha halkaasi utagay xoojinta xariirka labada dal iyo arimo quseeyo maamulka Jubbaland. Xasan...

HARGAYSA : Somaliland oo  laga xusay 18 May sanad guuradii 33-aad ee gooni isu taageeda
Post

HARGAYSA : Somaliland oo  laga xusay 18 May sanad guuradii 33-aad ee gooni isu taageeda

Hargaysa (Raxanreeb )- Xukuumadda Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaya sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga Guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyo degmooyinka, ayey isugu soo baxeen boqolaal dadweyne ah oo u dabaal degayey xuska 18-ka May, oo sanad kasta laga xuso Somaliland. Munaasabadda ugu weyn ayaa ka dhacday fagaaraha loogu...

DENI ”Dhowr qof go’aano ay soo saaraan yaan waqtiga dadka looga dhuminin”.
Post

DENI ”Dhowr qof go’aano ay soo saaraan yaan waqtiga dadka looga dhuminin”.

Garoowe  (Raxanreeb )- Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Deni ayaa si cad u sheegay inuu diidan yahay wax ka soo baxay shirka madasha wadatashiga Qaran eek u so gaba- gaboobay magaalada Muqdisho. Madaxwayne Deni ayaa sheegay in wax markasta ay diidan yihiin ay tahay qodobada ka soo baxay shirka maalmaha Muqdisho uga socday madaxda  maamulada...

La-taliyaha Amniga Xasan  Xuseen Macallin ‘’AS ma dhaafi doonan bilaha soo socda ‘’.
Post

La-taliyaha Amniga Xasan  Xuseen Macallin ‘’AS ma dhaafi doonan bilaha soo socda ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xilli dhowaan la filayo in dagaalka ka dhanka Al-shabaab dib loo bilaabo ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay sheegtay in bilaha soo aadan lasoo gabagabeynayo dagaalka kooxda, ciidanka xoogga ayaa waxaa ay soo gabagabeeyeen diyaargarow muddo socday iyo isku shaandheynta ciidanka qeybihiisa. La-taliyaha Amniga Qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in...

GAZA :  Israa’iil oo kordhisay duqeynta ay ka gaysanayso Rafax.
Post

GAZA :  Israa’iil oo kordhisay duqeynta ay ka gaysanayso Rafax.

Gaza  (Raxanreeb )- Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay guri ku yaalla bartamaha magaalada Rafah ee koonfurta Gaza, halkaas oo ay ku dileen laba qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Wafa. Ma jiraan dhaawacyo kale oo la soo sheegay. Ciidamada Israel ayaa sidoo kale beegsaday deegaanada Janin iyo al-Farahin oo dhanka bari kaga beegan magaalada...

Nuxurka Warmurtiyeedka Golaha wadatasha Qaranka : Muddo kororsi
Post

Nuxurka Warmurtiyeedka Golaha wadatasha Qaranka : Muddo kororsi

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobolleedyada oo maalmahan shir uga socday magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa soo saaray war murtiyeed ka kooban dhawr qodob. Shirka madasha oo uu guddoominayay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayana ka qeyb-galeen madaxda dowlad gobolleedyada Jubbaland, koofur galbeed, Galmudug, Hirshabeelle, Ra’iisul...